Wasiirka Waxbarasha Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habane Oo Soo Qaatay Mashruuc Lagu Baabiinayo Danaha Beesha Habar Cafaan.

Sep 25, 2016 Hargeysa (Cadceed) – Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa qaaday talaabooyin hagardaamo ah oo lagu baabiinayo danaha siyaasadeed ee Beel kamida beelaha Waaweyn ee dega Gobolka Awdal. Mashruucan oo la sheegay in lagu bixiyey dhaqaale badan ayaa waxaa qandaraas lagu siiyay Wasiirka Waxbarasha Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habane. Mashruucan ayaa la xidhiidha musharaxnimada Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Wadani oo Cabdillahi Dheere laftiisa walwal weyn ku haysa.

Ilma Faarax Xarbi Iyagaa Maktabadii GAANDHI Usoo Raray Dugsiga Sheekh Bashiir Ee Bakhaarka Buskudka Lagu Gado Adaa Ka Doortay Cilmigii

Waxaa wax lala yaabo ah, in ruux uquudhi waayo gaandi inuu ummadda dhiigiisii iyo hantidiisii, iyo naftiisiiba u huray, in carruurta dalku hesho meel ay wax ka akhristaan.

 

Waynu ogayn oo laba jeer oo dadweynaha reer hargaysa ka biyo diideen waxa ka socda madaxtooyada, ee nin bakhaar buskudka lagu qaybiyo raba inuu faras madaalaha ka dhisto, loogu qorsheeyay in makatabadda gaandi loo sadqeeyo.

 

Maritime border row: Experts advise Kenya, Somalia to join hands


The area in the Kenya-Somalia maritime border dispute is about 100,000km2 forming a triangle east of the Kenya coast. FILE GRAPHIC | NATION MEDIA GROUP

By FRED OLUOCH

Maritime experts are advising Kenya and Somalia to enter into a partnership in the exploitation of natural resources in the disputed maritime border, even as they continue to negotiate.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS