Multimedia Gallery View all
Entertainment View all
Muqdisho-Magaalo.Online: Waxaan isdii soo gudbinaynaa aqristayaasheena sharafta lahoow Qaybtii La,baad ee riwaayadii lamagac baxday Talooyinkii toora boora ee Daawasho Wacan…
Wararka Maanta View all
Hoggaamiyaha Al-Qaacida, Dr Ayman Al-Zawahiri oo Internet-ka soo diray cajalad maqal iyo muuqaal ah ayaa kula taliyay Al-shabaab in dagaalkooda ay u bedelaan qaab jabhadeyn ah ayna la…
Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo lagu xaaqiijinaayo amniga ka sameeyay degmooyinka heliwaa iyo Yaaqshiid iyagoo ku soo qabtay hub iyo dad fara badan. Kadib markii…
News View all
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, C/weli Maxamed Caliayaa ka dalbaday guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee DKMG ah inuu sida ugu dhaqsiyaha badan xorriyadooda ugu soo…
Gobolada View all
Dibadbax balaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Dooxada Shabeelle ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dad ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada…
hogaamiyaha_shababAmiirka Xarakada Al-shabaab, Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr oo wareysi siiyay idaacadda ku hadasha afkooda ee Al-Andulus ayaa sheegay in hadafkii loo aasaasay Al-shabaab ay tahay sidii dib loogu…
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay uu ka socday shir looga hadlayay dastuurka Soomaaliya iyo dib u habeynta baarlamaanka ayaa…
Muqdisho-Magaaloonline:Xarakada Al-shabaab ayaa deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho galinkii danbe ee shalay ka fulisay xukun gacan goyn ah kaasoo lagu fuliyay laba qof oo dhalinyara ah. …
Hiiraan-Magaaloonline: Maamulka xarakada Al-shabaab ee gobalka Hiiraan ayaa ka wada qeyba ka mid ah gobalkaasi dadaalo cunto loogu qeybinayo dadka abaarta ay saameysay ee ku nool gobalkaasi. Raashiinka…
Muqdisho-Magaalo.Online: Hay’adda FBI,da Maraykanka ee qaabilsan baarista dambiyada ayaa sheegtay inay baaritaano dheeraad ah ku samaynayso labo haween Soomaali ah kuwaasoo dhawaan maxkamad lagu soo taagay Minnesota kadib…
AFRICA View all
Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin. Ciidamada XDS ayaa 3:30 pm soo galay Baydhabo isla markaana si…
AFRICA View all
Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin. Ciidamada XDS…
MID- EAST View all
Hoggaamiyaha Al-Qaacida, Dr Ayman Al-Zawahiri oo Internet-ka soo diray cajalad maqal iyo muuqaal ah ayaa kula…
ASIA View all
Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed…
AMERICA View all
Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo wareegtay Maalintii la aas aasay ciidamada Asluubta ayaa…