Archive for ‘August, 2009’

Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan

Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan

Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas:xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, amaakinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramadaan dhammaan bilaha kale [...]

Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ilaa xalay iyo saakay socdo

Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ilaa xalay iyo saakay socdo

Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ilaa saakay ka dhacaya degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir.
Madaafiicdan iyo dagaalan u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG ah iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa waxa ay dhaceen xalay saqdii dhexe iyo saaka waaberigii iyadoona qaybo kamid ah Magaalada Muqdisho ay ka soconayaan saaka dagaalo iyo duqaymo u [...]

Max’ed Qanyare: Waa sharci daro wuxuu dalbanayaa Faroole

Max’ed Qanyare: Waa sharci daro wuxuu dalbanayaa Faroole

Xildhibaan Max’ed Qanyare aya sharci daro ku tilmaamay kulankii Masuuliyiinta dowladda iyo maamul goboleedka Puntland ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo.
Xildhibaan Max’ed Qanyare Afrax oo ka mid ah mudaanayaasha Barlamanka dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay sharci daro in maamul goboleedka Puntland oo hordhigi Xukuumadda KMG sharuudo la xariira in hadii ay yimaadaan safaro [...]

Madaafiic sababay dhaawac iyo dhimasho oo Banaadir ka dhacay

Madaafiic sababay dhaawac iyo dhimasho oo Banaadir ka dhacay

Madaafiic ay dad ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen ayaa  galabta ku dhacay degmooyin katirsan gobolka Banaadir.
 Maadaafiicadan oo galabta ku dhacay degmooyinka Wardhiigleey,Xamarwyne iyo Xamar Jajab ayaa sida uu caawa Shabelle u xaqiijiyay Cali Muuse oo kamid ah Saraakiisha gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Nationlink iyo Life line Africa waxaa ku geerooyaday ilaa [...]

Suaad home at last

"> " />

Woman home from Kenya says ‘nightmare’ over

Woman home from Kenya says ‘nightmare’ over

A Toronto woman left stranded in Kenya because local officials said she didn’t look like her passport photo has arrived back in Canada, ending her three-month ordeal.
Suaad Hagi Mohamud flew into Toronto’s Pearson airport Saturday afternoon, where she was greeted by a cheering group of about 20 supporters and family members.
The group chanted “welcome” and [...]

Electronics will soon be getting recycled in Ontario

Electronics will soon be getting recycled in Ontario

Cell phones, cameras, speakers, radios and other electronics will soon be included in recycling programs after provincial approval today, said Chatham-Kent-Essex MPP Pat Hoy.
“More items accepted means that more of these materials will be kept out of Ontario’s landfills resulting in greater protection of the environment,” said Hoy. Environment Minister John Gerretsen today approved the [...]

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay ciidamo u soo dirayso Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay ciidamo u soo dirayso  Soomaaliya

Dowladda Wadanka Jabuuti ayaa sheegtay in ciidamo nabad ilaalin ah ay u soo dirayso dalka Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya.
 Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Jabuuti Max’ed Cali Yuusuf oo isbuucaan booqashao ku tagay Magaalada Kampala ee xaruunta wadanka Uganda si masuuliyiinta Uganda oo ugala hadlo isku duba ridka howlaha [...]

Jen. Galaal oo dhaliilay shirkii Saraakiisha Washinton

Jen. Galaal oo dhaliilay shirkii Saraakiisha Washinton

Jen. Maxamuud Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamadii hore ee Soomaaliya ayaa dhaliilay kulan uu ka qeybgalay oo dhawaan Saraakiishii Ciidamada Soomaaliya loogu qabtay magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
Jen. Galaal waxaa uu sheegay in shirkaas la isugu geeyay saraakiil hal dhinac ah oo dalka dibaddiisa laga soo uruuriyay, wuxuuna sheegay in uusan rajo [...]

Somali Insurgents Reject Government’s Olive Branch

Somali Insurgents Reject Government’s Olive Branch

Somalia’s hard-line Islamic insurgents have rejected peace overtures after President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed called on them to stop the violence and begin peace negotiations.
This comes less than a week after President Sheikh Sharif held talks with U.S. Secretary of State Hillary Clinton in Kenya’s capital, Nairobi.
The insurgents including, al-Shabab denounced President Sheikh Sharif’s invitation [...]

Free counter and web stats