Shirkan oo hal-ku-dhiggiisa uu ahaa Soomaaliya maanta iyo berri ayaa wuxuu magaalada Melbourne ee dalka Australia ka socday hal maalin, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socday Soomaaliya, Canada, Indonesia, Singapore, Hoggaamiyayaasha Bulshada Deegaanka iyoArday.
Shirkan ayaa waxaa si gaar ah loogu lafo-guray caqabadaha waa weyn ee hortaagan Soomaaliya iyo waxa la sameyn karo si looga gudbo [...]
September 30, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Afhayeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalda Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo maanta shir jaraa’id u qabtay gudaha magaalda Kismaayo ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in isbadal dhinaca maamulka ah uu ka dhcay magaalada Kismaayo ee xarunta G/J/hoose.
Shekh Xasan Yacquub ayaa sheeay in wararka sheegaya in isbadal dhinaca maamulka ah uu ka [...]
September 28, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo uu horkacayo Gen. Muqtaar Xuseen Afrax ayaa saaka Waaberigii hore la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne kaddib dagaal muddo kooban socday oo ay la galeen Ciidamo ka tirsan kuwa ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya.
Gen. Muqtaar Xuseen Afrax oo ay HOL kula kulantay gudaha Saldhigga Baliiska Magaalada [...]
September 28, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta waxay xeradii Maslax ee duleedka Suuqa Xoolaha ku toogatay labo nin oo ugu eedeysnaa in ay jaajuusiin u ahaayeen sirdoonka Mareykanka iyo Amisom.
Labada nin ee la toogtay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Xasan Macallin C/llaahi (Xasan Jareer) iyo Maxamed Cali Salaad, waxaana laga soo kala qabtay Degmada Shibis iyo [...]
September 28, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Taliye ku xigeenkii ciidamada Boolsika dowladda KMG Soomaaliya ayaa dhaawac dartis xalay ugu geeriyooday magaalaada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya.
Taliye ku xigeenkii booliiska dowladda KMG Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Nuur oo dhawaan ku dhaawacmay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ciidamada AMISOM lagula eegtay xaruntooda ay ku leeyihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa xalay ku geeriyooday [...]
September 27, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Hogaamiye Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Hogaamiyayaasha Xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka biyo diiday Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo.
Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Turki oo kamid ah hogaamiyayaasha dhinacyada Mucaaradka ee sida wayn kaga soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya oo maanta Shir jaraa’iid oo dhinaca qadka taleefoonka u qabtay [...]
September 24, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay baarasho kula dhaqaaqeen dad Shacab ah oo saarnaa gaadiidka dadweynaha halka kuwana ay dileen dad kalana ay dhaawaceen.
Sida Idaacada Shabelle ay u sheegeen qaar ka mid ah dadkii rakaabka ahaa ee saarnaa gaadiid ay ciidamada dowladda falkaasi kula dhaqaaqeen saakay ayaa ciidamo ka tirsan [...]
September 20, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la hadlayay Bahda Warbaahinta ayaa waxaa auu hambaliyo farxadeed u diray dhamaan umadda muslimiinta gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda.
Waxaa uu sheegay madaxweyne Sheekh Shariif in uu aad ugu xunyahay in shacabiga Soomaaliyeed maanta ay iidoodu ay ku soo aado xili ay [...]
September 20, 2009 | Posted in
World News |
Read More »
Waxaa saakay Magaalada Muqdisho ka bilowday farxadda iyo damaashaadka iidul Fidriga taasoo dadweynaha ku dhaqan Magaalada iyo gobolada dalka ay ugu dabaal dagayaan munaasabadda Soon Fureed.
Dhamaan gobolada dalka Soomaaliya oo qaarkood shalay bishii laga arkay ayaa saakay waxaa laga dareemayaa farxad iyo reyn reyn shacabigu ay isugu hambaliyaynayaan munasabadaan qaaliga ah.
Dadweynaha ayaa waxaa ay [...]
September 20, 2009 | Posted in
World News |
Read More »

Xisbiyada Mucaradka Wadanka Burundi ayaa dowladda wadankaasi ugu baaqay in dib loo soo celiyo ciidamada Nabad ilaalinta ee wadankaasi ka jooga Soomaaliya.
Xisbiyada Mucaaradka ee dalka Burundi ayaa waxaa ay ugu baaqeen Xukuumadda Burundi in ay dib u soo celiyaan ciidamada Nabad ilaalinta u jooga dalka Soomaaliya ee ka socda Midowga Africa gaar ahaan wadanka Burundi [...]
September 20, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »