Archive for ‘October, 2009’

Madaxweyne Shariif :oo la yeeshay kulan xaga amaanka Golaha Wasiirada

Madaxweyne Shariif :oo la yeeshay kulan xaga amaanka  Golaha Wasiirada

Kulan xaasaasi ah oo laga hadlayay amaanka dalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa ku yeeshay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Golaha Wasiirada.
Kadib kulan xasaasi ah oo waqti kooban qaatay islamarkaana ay maanta ku yeesheen Xarunya Madaxtooyad ee Vill Soomaaliya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Golaha Wasiirada [...]

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif sheikh Axmed ayaa beeniyay in dhalinyaro Soomaali ah ay DKMG ku tabaranayso gudaha wadanka Kenya

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif sheikh Axmed ayaa beeniyay in dhalinyaro Soomaali ah ay DKMG ku tabaranayso gudaha wadanka Kenya

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif sheikh Axmed ayaa beeniyay in dhalinyaro Soomaali ah ay dowladda KMG ku tabaranayso gudaha wadanka Kenya.
Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu maalmo ka hor safar kaga soo laabtay wadamo dhowr ah oo uu ku [...]

Xisbul Islaam: ganacsatadii xalay lagu dilay Baladweyn aysi qaldan ugu dhinteen gacanta ciidamada Xisbul Islaam

Xisbul Islaam: ganacsatadii xalay lagu dilay Baladweyn aysi qaldan ugu dhinteen gacanta ciidamada Xisbul Islaam

Maamulka Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen in ganacsatadii xalay lagu dilay Baladweyn aysi qaldan ugu dhinteen gacanta ciidamada Xisbul Islaam.
Kadib shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay saldhiga booliska ee Magaalada Baladweyn Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macoow oo ka mid ah masuuliyiinta Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu kaga [...]

Gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM oo maanta lagu qarxiyay nawaaxiga Kuliyadii Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM oo maanta lagu qarxiyay nawaaxiga Kuliyadii Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Gaari ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa maanta waxaa lagu qarxiyay nawaaxiga Kuliyadii Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho iyadoo qaraxaasi kadibna uu halkaasi iska horimaad ku dhaxmaray Ciidamada Burundi iyo Xoogaga ka soo horjeeda.
Qaraxani oo ahaa miinada dhulka lagu aaso lagana hago Rumuud Koontaroolka ayaa waxaa Saakay agagaarka Kuliyadda Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho lagula beegsaday [...]

Dagaalo iyo duqaymo ay dad rayid ah ku geeryoodeen ayaa galabta waxa ay ka dhaceen qaybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarama

Dagaalo iyo duqaymo ay dad rayid ah ku geeryoodeen ayaa galabta waxa ay ka dhaceen qaybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarama

Dagaalo iyo duqaymo ay dad rayid ah ku geeryoodeen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen ayaa galabta waxa ay ka dhaceen qaybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.
Dagaaladan ayaa bilowday kadib markii dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya ay weerar ku qaadeen sida ay dadka deegaanka ay inoo xaqiijiyeen [...]

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in uu soo qabqabtay rag ku labisan dharka ciidamada Dowladda oo falal amni darro ah gacmaha kula jiray

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in uu soo qabqabtay rag ku labisan dharka ciidamada Dowladda oo falal amni darro ah gacmaha kula jiray

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in uu soo qabqabtay rag ku labisnaa dharka ciidamada Dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo falal amni darro ah ka geysanayay magaalada Muqdisho.
Taliyaha Qeybta Bartamaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo shir jaraa’id ku qabtay saldhigga Afar Irdood ee degmada Xamarweyne ayaa sheegay in [...]

Maamulka Xisbul Islaam ee Degmada Luuq oo sheegay in ay u soo galeen Ciidamo ka soo goostay Dowladda Soomaaliya

Maamulka Xisbul Islaam ee Degmada Luuq oo sheegay in ay u soo galeen Ciidamo ka soo goostay Dowladda Soomaaliya

Madaxa Ammaanka Maamulka Xisbul Islaam ee Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Shiikh Xasan Al-Ciraaqi ayaa sheegay in ay u soo galeen Ciidamo ka soo goostay Dowladda Soomaaliya.
Shiikh Xasan waxaa uu sheegay in Ciidamo taabacsan Dowladda Soomaaliya oo dhawaanahan ku sugnaa Degmada Doolow ay isu soo dhibeen Xisbul Islaam, wuxuuna caddeeyay in ciidamadaas oo hubkooda [...]

Roobab ka da’ay Mugadisho oo wax yeelayay dadkii ka barkacay magaalada

Roobab ka da’ay Mugadisho oo wax yeelayay dadkii ka barkacay magaalada

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo duleedyadeeda ayaa waxaa xalay iyo maanta ka da’aya Roob ay dadka ku qabowsadeen.
Magaalada Muqdisho oo uu weli roobka ka da’ayo ayaa wuxuu roobka hakad geliyay dhadhaqaaqii dadka iyo gaadiidka, wuxuuna biyo dhigay qaar ka mid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho. roobkan ayaa ah roobkii deryta.
Marka laga soo tago in [...]

Ururka Xisbul Islaam oo qirtay in Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsanaa ay u galeen Dowladda

Ururka Xisbul Islaam oo qirtay in Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsanaa ay u galeen Dowladda

Ururka Xisbul Islaam ee sida weyn uga soo horjeeda Dowladd Soomaaliya ayaa waxaa uu qirtay in saraakiil iyo ciidamo ka goostay ay u galeen Dowladda Soomaaliya.
Madaxa Warfaafinta Xisbul Islaam Shiikh Maxamed Macallin Cali ayaa sheegay in ciidamo iyo saraakiil ka tirsanaa Xisbul Islaam oo u galay Dowladda Soomaaliya ay ahaayeen Ciidmadii sarkaal dhawaan lagu dilay [...]

Xarkatu Alshabaab Mujaahidiin:Waxaa maant ku eg mudadii ugu danbantii Xijaabka

Xarkatu Alshabaab Mujaahidiin:Waxaa maant ku eg mudadii ugu danbantii Xijaabka

Waxaa maanta ku eg muddo kama dambeys ah oo ay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin u qabatay haweenka ku dhaqan magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaannada ay Xarakada ka taliso.
Xarakada Al-Shabaab ayaa haweenka ku dhaqan Magaalada Muqdisho waxay ku amartay in ay is-asturaan, isla markaana xijaab qaataan, waxaana loo sheegay in haweeneydii aan xijaaban ay muteysan doonto bil [...]

Free counter and web stats