Archive for ‘November, 2009’

Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab: ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalkii Madaxweyne Shariif Xijaabka

Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab: ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalkii Madaxweyne Shariif Xijaabka

Sheekh Cali Maxamud Raage (Cali dheere) Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo saxaafadda la hadlayay waxa uu si kulul uga jawaabay hadal dhowaan ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya oo ahaa in xoogagga Mucaaradka ay qaab ganacsi ka dhigteen fulinta amarada qaarkood sida xijaabka oo uu sheegay madaxweynuhu iney nooc gaar ah u cayimeen dumarka.
Afhayeenka ayaa [...]

Qarax miino oo ay ku geeryoodeen Saraakiil ka tirsan Maamulka gobolka Sool

Qarax miino oo ay ku geeryoodeen Saraakiil ka tirsan Maamulka gobolka Sool

Qarax miino oo ay ku geeryoodeen Saraakiil ka tirsan Maamulka gobolka Sool ayaa waxa barqanimadii maanta ka dhacay bartamaha magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in barqanimadii maanta gudaha magaalada Laascaanood qarax miino lagula eegtay gaari nuuca Rooneetka ah oo ay saarnaayeen Saraakiil sar [...]

Free counter and web stats