Archive for ‘December, 2009’

Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Yemen ay ku wareejisay ilaa Shan Markab oo kuwa Kaluumaysiga iyo mid Xamuul ah kuwaasi oo horay u laheyd dowladii dhexe ee Soomaaliya

Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Yemen ay ku wareejisay ilaa Shan Markab oo kuwa Kaluumaysiga  iyo mid Xamuul ah kuwaasi oo horay u laheyd dowladii dhexe ee Soomaaliya

Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Yemen ay ku wareejisay ilaa Shan Markab oo kuwa Kaluumaysiga iyo mid Xamuul ah kuwaasi oo horay u laheyd dowladii dhexe ee Soomaaliya.
Kadib kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada dowladda KMG ee Somaaliya ayaa waxaa ay uga hadleen arimo quseeya dalka Soomaaliya waxaana gaba gabadii kulankaasi [...]

Sheikh aadan madoobe, Gudoomiyaha baarlamanka Somalia oo sheegay qaabka ladoonayo in loodhiso maamul gobaledyo uusan aheyn mid sharci ah.

Sheikh aadan madoobe, Gudoomiyaha baarlamanka Somalia oo sheegay qaabka ladoonayo in loodhiso maamul gobaledyo uusan aheyn mid sharci ah.

Sheikh aadan madoobe oo kajawaabayay su’aala ay saxafiyiintu weydiiyeen kadib kulan gudiyada baarlamanka uu  maanta kula yeeshay magaalada muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dastuurka somaliya uu qabo in lasameeyo maamul gobaleedyo laakiin aysan aheyn qaabka hada loowado. 
Waxa uu shegay in qabka sharciga ah ee loo baahanyahay in loosameeyo maamul gobaleedyada ay tahay in laga [...]

Gudoonka sare baarlamaanka KGS oo kawar bixiyay waxyaabaha keenay in uu qabsoomi waayaan kalfadhiyadii caadiga ahaa ee baarlabaanka.

Gudoonka sare baarlamaanka KGS  oo kawar bixiyay waxyaabaha keenay in uu qabsoomi waayaan kalfadhiyadii caadiga ahaa ee baarlabaanka.

Gudoomiyaha baarlamanka Somalia iyo qaar katirsan gudiyada baarlamanka ayaa maanta ku yeeshay magaalada muqdisho kulan ku aadan in xal loohelo qabsoomidda kalfadhiyada baarlamanka.
 Sheikh aadan madoobe, Gudoomiyaha baarlamanka Somalia ayaa waxa uu tibaaxay in sababaha ugu weyn ee kalafadhiyada u baaqanayaan  ay tahay amnaan darri kajirta dalka iyo dhaqaala xumo.
 Sheikh aadan madoobe waxa uu sheegay hadda [...]

Wasaaradda gaashaan dhigga Somalia oo guul kasheegatay dagaal caawa kadhacay qeyba kamid ah magaalada muqdisho.

Wasaaradda gaashaan dhigga Somalia oo guul kasheegatay dagaal caawa kadhacay qeyba kamid ah magaalada muqdisho.

Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaan dhigga DKGS sheikh yuusuf maxamed siyaad indha cadde ayaa waxa uu sheegay in ay guul lataaban karo kagaareen dagaallo kadhacay caawa qeyba kamid ah degmada Hodon ee magaalada muqdisho oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo ururka Xisbul Islaam.
 Indha cadde ayaa waxa uu sheegay in kooxihii weerarka kusoo qaday ay qasaare isugu [...]

AMISOM oo soo dhaweysay ciidama kale oo loosoo diro dalka Somalia.

AMISOM oo soo dhaweysay ciidama kale oo loosoo diro dalka Somalia.

Cidamada midawga afrika kuwooda Somalia jooga ayaa waxa ay shegeen in ay soo dhaweynayaan ciidama hor leh oo kasocda midawga afrika kuwaa oo loosoo diro  dalka dagaaladu aafeeyeen ee Somalia.
Afayeenka ciidamada AMISOM, bariijiya bahuuku oo lahadlayay madaxa xafiiska wararka shabakada Magaalo ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in aad ay u soodhaweynayaan hadii lasoo [...]

Madaxweynaha iran iyo wasiirka arimahada dibadda DKGS oo kulan qaatay.

Madaxweynaha iran iyo wasiirka arimahada dibadda DKGS oo kulan qaatay.

Madaxweynaha Iran Mahmoud Ahmadinejad ayaa maanta kula kulay magaalada TEHRAN ee caasimadda Iran wasiirka arrimaha dibadda DKMG,Soomaaliya Ali Ahmed Jamac (Jangeli).
 Wakaaladda wararka u faafisa Iran (ISNA)-ayaa maanta oo arbaca sheegtay in madaxweunaha Iran Mahmoud Ahmadinejad uu kula kulamay Tehran wasiirka arrimaha dibadda Somalia Cali Jaamac Janeli,waxaana ay isla soo hadal qaadeen arrimihii ugu dambeeyay Soomaaliya [...]

Ururka Midowga Africa oo ansixiyay in Somalia loo soodiro tabarayaal tababarar ciidmo xagga badda iyo cirka isugujira oo Somalia lootababaro.

Ururka Midowga Africa oo ansixiyay in Somalia loo soodiro tabarayaal tababarar ciidmo xagga badda iyo cirka isugujira oo Somalia lootababaro.

Kulan dhawaan ay ku yeesheen madaxda ugu sareeya xaga amaanka iyo nabad galyada midowga Africa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa kawada hadleen sidii looga caawin lahaa dalka geeska Africa ku yaala ee Somalia xagga badda iyo in xitaa loo diro ciidamo dheeri oo oo ka socda midowga Africa.
 Dalka Nigeria iyo dalal kale oo [...]

Jabhadda ladagaalanata Ethiopia ONLF oo sheegtay in cuna Qabateynta Eritria lagu soorogay aysan ku dhicin dalkii ay ku habooneyd.

Jabhadda ladagaalanata Ethiopia ONLF oo sheegtay in cuna Qabateynta Eritria lagu soorogay aysan ku dhicin dalkii ay ku habooneyd.

Jabhadda ONLF waxa ay shegtay in loobaahnaa cuna qabateyntaas in lasaro dowladda Ethiopia oo ay shegen in ay mudneyd.
 Hadalka kasooyeray ONLF ayaa yimid ayada oo Dhawaan golaha amaanka Q.M ay isku raaceen in Cunaqabateyn la Saaro Dowlada Eritria oo lagu eedeeyay in ay Mas’uul ka tahay dhibaatada ka jirta Dalka Soomaliya oo hada ay isku [...]

Burcad badeedda somalida ah oo siyaaba kala duwan u qafaashay maraakiib laga leeyahay wamada Ingiriiska iyo Gariga.

Burcad badeedda somalida ah oo siyaaba kala duwan u qafaashay maraakiib laga leeyahay wamada Ingiriiska iyo Gariga.

Madaxa hey’adda bad mareenada caalamiga ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka AP in markab uu kababanayo calanka Panama lagana leeyahay Gariigga oo ay dushiisa saaranyhiin 19 shaqale ah lagu afduubay koofurta Somalia inyar kadib markii markab ganacsi oo laga leeyahay ingiriiska gacanta lagula dhigay gacanka cadmeed.
Waxa uu intaa siiraaciyay ninka madaxda ka ah hey’adda bad [...]

Madaxweynaha somalaiya oo maanta soodhaweeyay dhmaeyntii khliaaf in badan soo jiitamayay oo ku aadanaa maamulka Gal mudug.

Madaxweynaha somalaiya oo maanta soodhaweeyay dhmaeyntii khliaaf in badan soo jiitamayay oo ku aadanaa maamulka Gal mudug.

MW Somalia sheikh shariif shikh Axmed oo maanta kaqeyb galay kulan lagu tagerayay madaxweynaha gal mudug ayaa khudbad muhiima halkas ka jeediyay waxa uuna shegay in uu si heersare ah u soodhaweynayo soo afmeridda khilaafkaas.
 Madaxweynaha ayaa waxa uu si weyn u soodhaweeyay tanaasulaadii uu sameyey Axmad Shariif  oo ahaa mid kamid ah labadii nin ee [...]

Free counter and web stats