afayeenka ciidamada AMISOM Barijiye Bahuko oo maanta shir saxaafadeed kuqabtay saldhiga ugu weyn ii ciidamada midawga Afika ay Somalia kuleyihiin ayaa waxa uu soo bandhigay wiil Somali ah oo uu shegay in ay qabteen isaga oo dagaalamaya.
Wiilkaan oo lagu magacaabo Ismaaciil maxamuud ciisaa kana go’an lug ayaa waxa uu sheegay afayenku in ciidamada AMISOM ay [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Maamulka dekada ber bera ee waqooyi galbeed somalia ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin warar shegayay in markab laga lahaa Cambodia ay qafaasheen bur cad baded somali ah xili uu kashiraacday dekadaas.
Maamulka ayaa waxa ay shegeen in markabkaan uu gacanta ugu jiro Somaliland ayada oo qabashadisa ay kadanbeeysay marki ganacsade somaliyed uu sheegay [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Dagaal aad uqaraar oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan ururada Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab ayaa Saakay kadhacay degmada Afmadoow ee gobolka Jubada Hoose.
Dagaalkaan ayaa lasheegayaa in uu yahay mid leesu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan waxaana kadhashay cabsi soo wajahda shacabka halkaasi kunol.
Waraka hordhaca ah ee halkaa kasoo baxaya ayaa waxa ay shegayaan in dagaalka [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Sheikh shariif sheikh axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu kamid yahay ra’sil wasaara kuxigenka 1-aad sharif xasan sheikh aadan ayaa waxa ay kusuganyihiin caasimadda Ethiopia ee addis ababa waxa ayna halkaa uga qeyb galayaan shirkaan muhiimka u ah midawga Afrika.
Sheikh shariif shikh axmed ayaa shirkaan kii kahoreeyay ee uu kaqeyb galo waxa uu ahaa [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in dowladdu aysan waxba qaban marka muddadii halka sano ahayd ee ay jirtay.
Xildhibaannada ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan qaban wax badan oo ay shacabku ka filayeen, balse ay horumar ka sameysay oo keliya inay safarro ku tagto dalka dibaddiisa ama [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa galabta waxa ay Maamul cusub u magacaabeen degmada Ceelgaras gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Kadib Munaasabad balaaran oo la sheegay in ay ka soo qeybgaleen Waxgarad, Aqoonyahano iyo Culumaa’udiin ka soo jeeda degmada Ceelgaras oo kamid ah degmooyinka hoostaga gobolka Galgaduud islamarkaana Maamul hoostagaya Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab looga dhawaaqayay [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay labo kamid ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga soomaaliya in ay ku dhinteen madaafiic lagu turay xarunta madax-tooyada Soomaliya.
Afhayeenka ciidamada qalabka sidda wadanka Uganda Col. Felix Kulayigye ayaa xaqiijiyay labo kamid ah ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga soomaaliya in ay dhinteen laakin waxa uusan cadeenin magacyada ciidamada dhintay,iyagoo ku sugnaa [...]
January 30, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Mohammed, Ali ayaa waxa uu shegay in dowlladu ay iska qab qabato qof kasta oo dalka kujooga sharci darro isaga oo intaa raaciyay Kenya ay tahay dowlad madax banana o loga baahanyahay ilaalinta amaankeda.
Waxa uu sharaxay qaabka dowlad kastaahi hadii ay dooneyso ay isaga qab qab karto o ay kudii kartpo dadka aan sharciga kujoogin [...]
January 29, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Mohammed, Ali safirka Somalia ee Kenya waxa uu gaashaanka udaruuray warar wayahaan soobaxayay oo sheegayay in ay dalka kiiniya gaartay lacag badan oo ay leeyihin burcad badeeda somalida ah.
Isaga oo lahadlayay idaacad kutaala dalkaas Ali waxa uu shegay in aysan jirin daliilla loohayo hadalkaas oo uu yahay mid lasoo dhodhoobay.
Eedeymaha waa ay jiri karaan laakin [...]
January 29, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Isbitaalada Deynille ,keydsaney iyo Madiina ayaa ladhigay dadka ay wax yeeleyeen dagaaladaan oo udhexeeyay koxaha kacdoonka wada iyo dowlada oo garb kaheleysa AMISOM.
Maamulda isbitaaladaan oo ay noosuura gashay in aan laxariirmo ayaa waxa ay kawar bixiyeen dadka dhaawaca ah ee lasoogaarsiiyay dagaalkaan xooganaa kadib sid ay kala yihiin.
Dhaawacyada qar ayaa waxa ay yihiin kuwa aad [...]
January 29, 2010 | Posted in
World News |
Read More »