
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in bisha Marso oo ay berri kow tahay horaanteeda inuu booqasho taariikhi ah ku talo dalka Ingiriiska, kadib markii uu casuumaad ka helay Dowladda Britain.
Wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa waxay ka koobnaan doonaan Wasiiro, Xildhibaan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda KMG oo markii u horeysay booqanaya [...]
February 28, 2010 | Posted in
News |
Read More »
Maxkamada Guud ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo maanta xukuno kala duwan waxaa ay ku riday 15 qof oo lagu eedeeyay dambiyo kala duwan kuwaasi oo qaarkood maanta la horkeenay Maxkamada halka kuwa kalana ay ka maqanaayeen.
Kadib markii mudooyinkii ugu dambeeyay ay soo kordhayeen dhaca loo geysanayo qaar kamid ah Shirkadaha ganacsi ee ku [...]
February 28, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa bayaan ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in si rasmi ah ay u joojiyeen dhamaan howlihii hay’adda WFP ee koofurta Soomaaliya.
Warsaxaafadeed saakay ka soo baxay xafiiska xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa ciwaan looga dhigay “
WFP waa in ay joojisaa dhamaan howlaha ay ka heyso Soomaaliya maanta oo taariiqda [...]
February 28, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Paul Chandler ayaa lasheegay in uu hayo cudurka indhaha kudhaca ee looyaqaan trachoma cudurkaas oo ah mid caadi ka ah geeska afrika sida Somalia.
Cudurkaas ayaa lashegayaa in uu sababi karo in isbuucya gudohood uu ku indha beelo Paul Chandler.
Trachoma oo ah cudurka aduunyada ugu weyn ee sababa indha la’aanta inta badabnna kadhasha nadaafad adarada ayaa [...]
February 28, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Wargeyska ayaa waxa uu raali gelitiisa ku qotomiyay talabadii aadka u xumed ee uu qaaday taa oo si weyn uga careysiisay muslimiinta ku sugan dacalada aduunyada.
Wargeyska oo lagu magacaabo Politiken ayaa waxa uu bixiyay raalli gelintaan kadib markii uu daabacay heshiis uu lagalay sideed urur oo kakala dhisan wadamada Australia, Masar , Jordan, Lebanon, Libya, [...]
February 28, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Ururka midowga Africa ayaa codsaday in taageero badan la siiyo dowlada soomaaliya si loo dhameeyo xaalladda murugsan ee hadda ka taagan wadamka geeska Africa ku yaala ee dagaalada iyo abaaraha isbiirsaday ay ladegeen shacabka kunool.
Gudigga amaanka iyo nabad galyadda midowga Africa ayaa kullankoodii 217-aad oo ay ku yeesheen magaaladda Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia [...]
February 27, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta wxa uu ka digay Khilaaf soo kala dhaxgala xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama dalka Soomaaliya.
Sheekh Xasan Daahir Aweys gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam oo Salaadii Jimco ee maanta kadib dadweyne faro badan kula hadlayay gudaha Masjidka weyn ee Abaa Hureyra ee Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho [...]
February 26, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Qaramada Midoobay ayaa cambaareeysay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Libya Muammar Gaddafi, oo ku baaqy in dagaal Jihad ah lagu qaado waddanka Switzerland.
Madaxa hey’adda Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva Sergei Ordzhonikidze, ayaa sheegay inuu aamminsan yahay in hadalka noocaasi oo kale ah inuu ku dhawaaqo hogaamiye waddan uu yahay mid aan la oggolaan karin xiriirka [...]
February 26, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Burcad badeeda ayaa siidaayay markabkaan oo ku safrayay calanka Singapore ahaana nuuca kiimikada qaada kadib markii loo keenay lacag madax furasha ah manta oo jimca ah sida ay ku warameen cidamada shisheeye ee ladagaalanka burcad badeeda somalida.
Afayeenka ciidamada ladagaalnka burcad badeda ee kasocda midawga yurub ee kusugan xebaha dalka Somalia iyo gacanka cadmeed ayaa u [...]
February 26, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Waraka ka soo baxay xafiiska hay’ada lasocodka Dhaqdhaqaaqa maraakiibta caalamiga ah ayaa lagu sheegay in burcada badeed Somali ah ay qafaasheen Markab laga leeyahay Taywaan .
Markabkaan uu ka dul babanayo calanka Taiwan ayaa waxaa saaran dushiisa shaqaale u kala dhashay dhowr wadan inkasta oo aan laxaqiijin wadmada ay ka soo kala jeedaan.
Wasaarada Arimaha Dibada Taiwan [...]
February 26, 2010 | Posted in
World News |
Read More »