
Madaxweynaha Somalia Sh Shariif Sh Ahmed waxa uu xalay ka hadlay xarunta Chatham House ee magaalada London. Ka horna waxa uu la kulmay ra’iisal-wasaaraha Gordon Brown
Madaxweynuhu waxa la hadlay dadweyne ka socdey qaybo ka mid ah jaaliyadaha Somalida ee ku dhaqan magaaladani London, siyaasiyiin, diblomaasiyiin, iyo weriyayaal ka tirsan saxaafadda kala geddisan. Waxayna wax ka [...]
March 9, 2010 | Posted in
News |
Read More »
Sarkaal katirsanaa Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta kooxo hubaysan waxa ay ku toogteen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Sida ay Magaalo.com u sheegeen dad goob joogayaal ah dilka Barre Cali Barre oo kamid ahaa Saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ayaa ka dhacay agagaarka Maalinta taajir ee gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana dilkaasi la sheegay [...]
March 9, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
wasaarada gaashaandhiga ee wadanka Faransiiska ayaa sheegtay in ciidamadooda badda ay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 22 burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo ay ku qabteen dhacdooyin kala duwan iyaga oo watay xiligii la qabanayay doonto shan gaaraya.
Wasaarada difaacaca Faransiiska ayaa waxaa ay intaasi ku dartay in burcad badeeda Soomaalida ay ku qabteen [...]
March 7, 2010 | Posted in
World News |
Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in bisha Marso oo ay berri kow tahay horaanteeda inuu booqasho taariikhi ah ku talo dalka Ingiriiska, kadib markii uu casuumaad ka helay Dowladda Britain.
Wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa waxay ka koobnaan doonaan Wasiiro, Xildhibaan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda KMG oo markii u horeysay booqanaya [...]
February 28, 2010 | Posted in
News |
Read More »
Maxkamada Guud ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo maanta xukuno kala duwan waxaa ay ku riday 15 qof oo lagu eedeeyay dambiyo kala duwan kuwaasi oo qaarkood maanta la horkeenay Maxkamada halka kuwa kalana ay ka maqanaayeen.
Kadib markii mudooyinkii ugu dambeeyay ay soo kordhayeen dhaca loo geysanayo qaar kamid ah Shirkadaha ganacsi ee ku [...]
February 28, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa bayaan ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in si rasmi ah ay u joojiyeen dhamaan howlihii hay’adda WFP ee koofurta Soomaaliya.
Warsaxaafadeed saakay ka soo baxay xafiiska xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa ciwaan looga dhigay “
WFP waa in ay joojisaa dhamaan howlaha ay ka heyso Soomaaliya maanta oo taariiqda [...]
February 28, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta wxa uu ka digay Khilaaf soo kala dhaxgala xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama dalka Soomaaliya.
Sheekh Xasan Daahir Aweys gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam oo Salaadii Jimco ee maanta kadib dadweyne faro badan kula hadlayay gudaha Masjidka weyn ee Abaa Hureyra ee Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho [...]
February 26, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Qaramada Midoobay ayaa cambaareeysay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Libya Muammar Gaddafi, oo ku baaqy in dagaal Jihad ah lagu qaado waddanka Switzerland.
Madaxa hey’adda Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva Sergei Ordzhonikidze, ayaa sheegay inuu aamminsan yahay in hadalka noocaasi oo kale ah inuu ku dhawaaqo hogaamiye waddan uu yahay mid aan la oggolaan karin xiriirka [...]
February 26, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in dowladdu aysan waxba qaban marka muddadii halka sano ahayd ee ay jirtay.
Xildhibaannada ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan qaban wax badan oo ay shacabku ka filayeen, balse ay horumar ka sameysay oo keliya inay safarro ku tagto dalka dibaddiisa ama [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa galabta waxa ay Maamul cusub u magacaabeen degmada Ceelgaras gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Kadib Munaasabad balaaran oo la sheegay in ay ka soo qeybgaleen Waxgarad, Aqoonyahano iyo Culumaa’udiin ka soo jeeda degmada Ceelgaras oo kamid ah degmooyinka hoostaga gobolka Galgaduud islamarkaana Maamul hoostagaya Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab looga dhawaaqayay [...]
January 31, 2010 | Posted in
World News |
Read More »