dib qarax aad u xoogan oo ahaa weerar Istish-haadi ah oo Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ku qaadeen xarunta wasaaradaha Dowladda KMG ee ku taal ka soo horjeedka xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho ayaa arinkaasi waxaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab. Afhayeenka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh [...]
Continue reading …Nairobi-Magaalo.Online: Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mgihaga ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii maanta lala beegasaday arday Soomaaliyeed oo sugayay natiijooyinka imtixaan ay u galeen deeq waxbarasho oo dibadda ah. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska siyaasadda ee QM u qaablsan Somaliya ayaa lagu sheegay in uu wakiilku aad uga [...]
Continue reading …Muqdisho-magaalo.OnlineL: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo galabta Shirjaraa’id oo uu kaga hadlay dhacdadii maanta ka dhacday xaruntii Hargaha iyo Saamaha ayaa shaaca ka qaaday in dadkii dhaawacyada halista ah goobtaasi ay kasoo gaareen dalka Dibaddiisa Caafimaad loogu qaadi doono. Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeyn Tacsi u diray eheladii [...]
Continue reading …Muqdisho-magaalo.online: Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay falkii ay Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ku laayeen Arday Soomaaliyeed oo doonayey inay ka faa’ideystaan deeq waxbarasho oo dadka Soomaaliyeed ugu deeqeeyn walaalaha Turkiga kadib Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyoIsgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya. War Saxaafadeed Xukuumadda KM Goo cambareysay weerar is-qarxin ah oo ka dhacay Muqdisho (Muqdisho, 4 [...]
Continue reading …halkaan Ka daawo sawirada qaraxii maanta oo dib usoo umada Somaliyeed 2 sano kahor musiibadii ka dhacday Hotel shamo
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Gollaha wasiirada Xukuumadda KMG ah ayaa kulan deg deg ah ka yeelanaya arinta qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ay ku nafwaayeen dadweyne tiradoodu ay kor u dhaafeyso ilaa 70 ruux Wasiirka wasaaradda warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn ayaa sheegay in golaha wasiiraddu ay kulan deg [...]
Continue reading …Muqdisho-magaalo.online: Qaraxan oo lagu fuliyay gaari wayn oo nuuciisu ahaa UD ayna wadeen labo ruux oo Naftood hurayaal ah ayaa isku qarxiyay xarunta Hargaha iyo Saamaha agagaarka KM4, halkaasoo ay ku yaalaan wasaaraddo dowladda KMG ah ay leedahay. Goobtan oo ku taala nawaaxiga wadada laamiga ah ee u dhaxeysa Soobe iyo isgoyska KM4 ayaa waxa [...]
Continue reading …Muqdisho-magaalo>online: Dagaalyahanada al-Shabab iyo Culumaa’udiinka Ahlu suna Waljamaaca ayaa waxaa ay Guulo ka kala Sheegtayn dagaalo Shalay ku dhexmaray Magaalada Dhuusa-mareeb iyagoona digniino isku marsiiyay dhinaca warbaahinta , Kadib markii Maalinimadii Shalay ilaa xalay uu dagaalo xoogan ku Dhexmaray Ciidamada kala taabacsan kuwa al-Shabab iyo Culumaa’udiinka Ahlu suna waljamaaca magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka galgaduud ayaa [...]
Continue reading …Nairobi-Magaalo.Online: Shir looga hadlayo istaraatiijiyada Nabada iyo qorshaha Roadmap-ka ayaa waxa uu Maanta ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya . Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Machadka nabada iyo sakuuradka ee ka dhisan Magaalada Addis ababa waxaana looga hadlayaa qorshaha Soomaaliya Ee Roadmap-ka waxaana ka qeybgalaya dad aad u farabadan oo ay kamid [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Gudoomiyayaasha 16 Degmo iyo Gudoomiyaha Gobolka banaadir maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”loogana hadlayay arimo dhor oo khuseeya Xaalada amni ee magaalada Muqdisho ayaa kulankaasi waxa uu ka jeediyay khudbad meelo badan tabanaysa Madaxweynaha ayaa horaanba soo hadal qaaday isbaarooyinka [...]
Continue reading …