Gollaha Wasiiradda Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Leh Arinta Qaraxa
Muqdisho-Magaalo.Online: Gollaha wasiirada Xukuumadda KMG ah ayaa kulan deg deg ah ka yeelanaya arinta qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ay ku nafwaayeen dadweyne tiradoodu ay kor u dhaafeyso ilaa 70 ruux Wasiirka wasaaradda warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn ayaa sheegay in golaha wasiiraddu ay kulan deg [...]
Khasaare badan oo ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho-magaalo.online: Qaraxan oo lagu fuliyay gaari wayn oo nuuciisu ahaa UD ayna wadeen labo ruux oo Naftood hurayaal ah ayaa isku qarxiyay xarunta Hargaha iyo Saamaha agagaarka KM4, halkaasoo ay ku yaalaan wasaaraddo dowladda KMG ah ay leedahay. Goobtan oo ku taala nawaaxiga wadada laamiga ah ee u dhaxeysa Soobe iyo isgoyska KM4 ayaa waxa [...]
Al-shabab iyo Ahlu suna Oo guulo ka kala sheegtay dagaaladii ka dhacay Dhuusa-mareeb.
Muqdisho-magaalo>online: Dagaalyahanada al-Shabab iyo Culumaa’udiinka Ahlu suna Waljamaaca ayaa waxaa ay Guulo ka kala Sheegtayn dagaalo Shalay ku dhexmaray Magaalada Dhuusa-mareeb iyagoona digniino isku marsiiyay dhinaca warbaahinta , Kadib markii Maalinimadii Shalay ilaa xalay uu dagaalo xoogan ku Dhexmaray Ciidamada kala taabacsan kuwa al-Shabab iyo Culumaa’udiinka Ahlu suna waljamaaca magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka galgaduud ayaa [...]
Shir looga hadlayo istaraatiijiyada Nabada iyo qorshaha Roadmap-ka oo ka furmay Nairobi
Nairobi-Magaalo.Online: Shir looga hadlayo istaraatiijiyada Nabada iyo qorshaha Roadmap-ka ayaa waxa uu Maanta ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya . Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Machadka nabada iyo sakuuradka ee ka dhisan Magaalada Addis ababa waxaana looga hadlayaa qorshaha Soomaaliya Ee Roadmap-ka waxaana ka qeybgalaya dad aad u farabadan oo ay kamid [...]
Madaxweyne Shariif oo digniin kama dambeys ah u diray jidgooyooyinka Muqdisho.
Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Gudoomiyayaasha 16 Degmo iyo Gudoomiyaha Gobolka banaadir maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”loogana hadlayay arimo dhor oo khuseeya Xaalada amni ee magaalada Muqdisho ayaa kulankaasi waxa uu ka jeediyay khudbad meelo badan tabanaysa Madaxweynaha ayaa horaanba soo hadal qaaday isbaarooyinka [...]
Baraalamaka Somaliya Oo Kulankii ugu danbeeday ka yeelanaya sohdinta Bada
Muqdisho-magaalo>online: Mudanayasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii saddexaan kullan ka yeellanaya doodda ku aadan xadeynta Badda Soomaaliya. Kullan ay maanta ku yeelanayaan mudanayaasha Baarlamaanka FDKMG ah ee Soomaaliya xarunta gollaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu daba socdaa doodd maalmahanba uga soctay mudanayaasha magaalada Muqdisho taaso ii ku aadaneyd Xadeynta Badda Soomaaliya. Mudanayaaaha Baarlamaanka ayaa [...]
Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Iyo Saraakiil Amisom Ka Tirsan Oo Gaaray Galmudug Kormeerayna Xerooyinka Ciidammada
Gaalkacyo-Magaalo.Online: Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayadoo Taliyahana ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidammada Midowga Afrika ee Amisom. General C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kulan kula qaatay koonfurta magaalada Gaalkacyo mas’uuliyiinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo uu kala hadlay xoojinta Ammaanka deegaanada uu [...]
Dagaalkii Dhuusomareeb Oo Istaagay Iyo Qasaare Soo Baxaya
Dhuusamareeb-magaalo.Online: Waxaa goor dhow istaagay dagaalkii ka bilowday gelinkii dambe ee maanta duleedka degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kaasi oo markii dambena ku fiday magaalada dhankeeda Koonfureed soo gaaray. Ciidammada Culumaa’udiinka Ahlusuna Waljamaaca ayaa lagu soo waramayaa inay iska caabiyeen kooxda Shabaab ee weerarka kusoo qaaday magaalada Dhuusomareeb kuwaasi oo ugu dambeyntii ku guuleystay [...]
Arday Banaanbaxyo Ka Dhigay Galgaduud
Cadaado-magaalo.Online: Arday wax ka barata iskuullo ku yaala degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa dhigay Banaanbaxyo ay kaga cabanayaan inaysan wax ka helin deeqihii waxbarasho ee dhowaan Arday Soomaaliyeed u aadeen dalka Turkiga. Banaanbaxyada ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanada maamulka Ximin iyo Xeeb oo isagu ka dhisay qaybo ka tirsan [...]
Shabaab Oo dib ufuray shirkadihii ay xireeyn kadib lacago laga qaaday
Muqdisho-magaalo.Online: Waxaa dib u howl bilaabay qaar ka mid ah Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Xawilaadaha ee ka shaqeeya Dalkeena kuwaasi oo maalinnimadii shalay aheyd ay xanibaad kusoo rogeen Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab. Dib u howl bilaabida Shirkadahan Isgaarsiinta iyo Xawilaadaha ayaa ka dambeysay markii ay mas’uuliyiinta shirkadahaasi bixiyeen Lacago baad ah oo ay shalay weydiisteen [...]