Axmed Diiriye: Waa wax laga xumaado hadalka Faroole
Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole. Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamul goboleedka [...]
Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo duqeeyey ceelcade iyo dhamase ee Gobolka Gedo
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo, gaar ahaan deegaannada Ceel Cadde iyo Dhammase ayaa waxay sheegayaan in dagaalo iyo duqeymo culus ay ka dhaceen halkaasi,…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo ciidamadiisa Amar in ay dib u celiyaan dadka ka soo Barakacay K/Somaliya
Madaxweynaha dowlad Goboledka Puntland State C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay dib xoog ugu celinayaan qof kasta oo labada gobel ee ay…
Imaraadka oo qabanaya shir ay ku jirto Xarakada Al Shabaab
Xafiiska Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay sheegtay in ay qabaneyso bisha February shir weyne looga hadlaayo Xaalada dalka Soomaaliya kaasi…
Isbaaro ay isku dileen Ciidamada Dowlada
Hal askari oo tirsan ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya ayaa ku dhintay saddex qof oo shacab ahna way ku dhaawacmeen dagaal ciidammo kawada tirsan dowladda…
Dagaaldii ugu culusaa oo xalay ka dhacay Degmada Kaaraan iyo Dayniile
Dagaalo culus iyo duqeymo is barbar socdo oo dad ay ku dhinteen ayaa xalay ka dhacay qeybo Muqdisho…
Ciimada kenya oo bilaalay in si tartiib tartiib ah ay uga baxayan Somalia
Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Kismaayo iyo Dhoobley ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha…
Dowladda Kenya oo taageertay xilka qaadistii shariif xasan
Dowladda Kenya oo ka hadashay markii ugu horeysay khilaafka marba marka ka dambeysa circa isku sii shareeraya ee…
Ciidamada AMISOM oo ka guuray dhismihii wasarada gaashandhiga iyo dagaalo iyo duqeymo ka dhacay dagmada dayniile
Ciidamada AMISOM oo ka guuray dhismihii wasarada gaashandhiga iyo xaafadaha raadeer iyo buulo mugdi oo ay ku laabanayaan…
Maamulka Dooxada Shabelle anaga ma dhaheyno R/iisal wasaaraha ayaa Al-shabaab ah
Dibadbax balaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Dooxada Shabeelle ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta…