
Xisbiyada Mucaradka Wadanka Burundi ayaa dowladda wadankaasi ugu baaqay in dib loo soo celiyo ciidamada Nabad ilaalinta ee wadankaasi ka jooga Soomaaliya.
Xisbiyada Mucaaradka ee dalka Burundi ayaa waxaa ay ugu baaqeen Xukuumadda Burundi in ay dib u soo celiyaan ciidamada Nabad ilaalinta u jooga dalka Soomaaliya ee ka socda Midowga Africa gaar ahaan wadanka Burundi [...]
September 20, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

Zimbabwe’s prime minister has accused the country’s president, Robert Mugabe, of violating terms of their power-sharing agreement.
Morgan Tsvangirai told thousands of supporters marking his Movement for Democratic Change’s (MDC) 10th anniversary on Sunday that despite guarantees of political freedoms in the unity deal, Mugabe’s Zanu-PF party continued to persecute MDC supporters.
“I am not going to [...]
September 15, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

A faction of the main rebel group in Nigeria’s oil-rich Niger Delta says it will end its ceasefire on Tuesday.
The faction of The Movement for the Emancipation of the Niger Delta (Mend) is believed to be led by Henry Okah.
But the faction’s stance looks increasingly isolated, with other Mend leaders distancing themselves from Henry [...]
September 15, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

US forces are “likely” to have killed a top al-Qaeda suspect during a military raid in Somalia, US officials say.
They flew helicopters into Somalia and attacked a car they say was carrying Kenyan-born Saleh Ali Saleh Nabhan.
US agents have been hunting Nabhan for years over attacks on a hotel and an Israeli airliner in [...]
September 15, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

Dowladda Wadanka Jabuuti ayaa sheegtay in ciidamo nabad ilaalin ah ay u soo dirayso dalka Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya.
Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Jabuuti Max’ed Cali Yuusuf oo isbuucaan booqashao ku tagay Magaalada Kampala ee xaruunta wadanka Uganda si masuuliyiinta Uganda oo ugala hadlo isku duba ridka howlaha [...]
August 15, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

Tani waa warbixin sheekooyin badan faafinaysa. Qaaradda Afrika ma aanay caddeyn oo keliya inay tahay dhagax adag oo aan la jebin karin taas oo ka duwan sidii ay waddammada Asia rumeysnaayeen, ee laakiin xataa guusha sharikadaha shidaalka ee Asia waxay ahayd mid si muuqata u xaddidan.
Warbixintan uu soo saaray aqalka Chatham House waxay arrinta [...]
August 10, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

Ciidamada Ilaalada Xabsiyada dalka Liibiya ayaa maanta si bareer ah u laayay Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku jira Xabsiyada dalkaasi.
Inka badan 20-ruux oo Soomaali ah islamarkaana ku jira Xabsiyada dalka Liibiya ayaa geeryootay halka ay dhaawacmeen ilaa 50-ruux ka dib markii Maxaabiista Soomaalida ah ay isku dayeen in ay ka baxsadaan Xabsiyada ay ku jiraan oo [...]
August 10, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

Wakiilka Qaramada midoobe u qaabiulsan Soomaaliya Axmed Walad Cabdala ayaa bilaabay qorshayaal guracan oo uu doonayo inuu magaalada Muqdisho dib ugu celiyo qo-qobnaantii ay ku jirtay xilligii hogaamiye kooxeedyadii.
Walad Cabdala oo ku sugan magaalada washington kana qeyb galaya maanta kulan ay yeelan doonaan saraakiishii ciidamada ee dowladii Siyaad Bari ayaa doonaya inuu ka hor jeediyo [...]
August 2, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »

Ciimadamada Milateriga wadanka Bururndi ayaa sheegay in dowladda Burundi ay hal Bateliyan oo kale oo ciidan ah ay u dirtay dalka Soomaaliya kuwaasoo tiro ahaan gaarayaa ilaa 850-askari oo kale oo dheeri ah si ay u xoojiyaan kuwa Midowga Africa ee ku sugan Magaalada Muqdisho.
Afhayeen u hadlay Ciimadamada Milateriga wadanka Bururndi oo lagu magaacabo Generaal [...]
August 2, 2009 | Posted in
Africa News |
Read More »