Fadliga Bisha barakaysan ee Ramadan

Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas:xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, amaakinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramadaan dhammaan bilaha kale [...]
August 25, 2009 | Posted in Diin | Read More »
