Home » Archives by category » Gobolada
Maamulka Dooxada Shabelle anaga ma dhaheyno R/iisal wasaaraha ayaa Al-shabaab ah

Maamulka Dooxada Shabelle anaga ma dhaheyno R/iisal wasaaraha ayaa Al-shabaab ah

Dibadbax balaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Dooxada Shabeelle ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dad ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa isugu soo baxay ilinka hore ee saldhiga baliiska magaalada Beledweyne, halkaasoo ay kula hadlleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Dooxada Shabeelle. Madaxweynaha maamulka C/fitaax Xassan Afrax oo [...]

Amiirka Xarakada Al-shabaab oo markii ugu horeysay la wareytay (dhageyso)

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

hogaamiyaha_shababAmiirka Xarakada Al-shabaab, Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr oo wareysi siiyay idaacadda ku hadasha afkooda ee Al-Andulus ayaa sheegay in hadafkii loo aasaasay Al-shabaab ay tahay sidii dib loogu soo celin lahaa khilaafadii Islaamka iyo in sharciga Alle la isku maamulo. Sheekh Abuu-Zubeyr wuxuu sheegay in manhajka Al-shabaab uu yahay Ahlusunna Waljamaaca, ayna ku joogaan jidkii [...]

Continue reading …
Shirkii Garoowe oo goor-dhow lasoo gabagabeynayo

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay uu ka socday shir looga hadlayay dastuurka Soomaaliya iyo dib u habeynta baarlamaanka ayaa sheegaya in madaxda Soomaalidu ay heshiis ka gaareen qodob muran badan dhliyay kaasoo ku saabsanaa qaabka lagu soo xulayo xildhibaannada baarlamaanka. Shirkan oo lagu waday in shalay [...]

Continue reading …
Al-shabaab oo xukun gacan goyn ah ka fulisay ceelasha

Muqdisho-Magaaloonline:Xarakada Al-shabaab ayaa deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho galinkii danbe ee shalay ka fulisay xukun gacan goyn ah kaasoo lagu fuliyay laba qof oo dhalinyara ah.   Dhalinyarada ayaa lagu eedeeyay fal xatooya ah iyadoona saraakiil ka tirsan xarakada Shabaab ay sheegeen in ay qirteen dhalinyaradaasi falka lagu eedeeyay.   Ma ahan xiligii kowaad [...]

Continue reading …
Al-shabaabka Hiiraan oo barakacayaal gargaar siiyay

Hiiraan-Magaaloonline: Maamulka xarakada Al-shabaab ee gobalka Hiiraan ayaa ka wada qeyba ka mid ah gobalkaasi dadaalo cunto loogu qeybinayo dadka abaarta ay saameysay ee ku nool gobalkaasi. Raashiinka ay Xarkada Al-shabaab u qeybinayaan dadka ayaa la sheegay inuu ka koobanyahay bur, bariis, caano iyo waliba saliid waxaana qoyskiiba ay siinayaan cunto ku filan muda bil [...]

Continue reading …
FBI, da Maraykanka oo baaritaano dheeraad ah ku samaynaysa haween soomaaliyeed.

Muqdisho-Magaalo.Online: Hay’adda FBI,da Maraykanka ee qaabilsan baarista dambiyada ayaa sheegtay inay baaritaano dheeraad ah ku samaynayso labo haween Soomaali ah kuwaasoo dhawaan maxkamad lagu soo taagay Minnesota kadib markii lagu soo oogay dambi ah inay lacago ku taageereen Xarakadda Al-Shabab oo Soomaaliya ka dagaalanta.     Sarkaal FBI,da maraykanka ka tirsan oo lagu magacaabo Michael [...]

Continue reading …
Booliska Kenya oo Gacanta ku dhigay 7 ruux oo lala xiriirinayo falkii lagu afduubtay Marie Dedieu.

Nairobi-Magaalo.Online: Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen in ka badan 7 ruux oo lala xiriirinayo inay wax ka ogaayeen qorshihii lagu afduubtay haweenay Faransiis ah oo dhawaan laga soo qafaashay gudaha dalkaasi.     Taliyaha ciidamada booliska Kenya Mathew Iteere ayaa u sheegay warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegay in dadka la xiray [...]

Continue reading …
Wasaaradda Warfaafinta Oo Tacsi Ka Dirtay Geerida Faadumo Qaasim Hilowle

Muqdisho-magaalo.Online: Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa tacsi ka dirtay geerida ku timid Fanaanada Soomaaliyeed ee Faadumo Qaasim Hilowle oo ku geeriyootay dalka Ingiriiska kadib Warsaxaafadeed goor dhow kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya. Warsaxaafadeed Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo tacsi ka dirtay geerida Faadumo Qaasim Hilowle   (Muqdisho, 6 Oktoobar [...]

Continue reading …
Faadumo Qaasim Hilloowle Oo London Ku Geeriyootay

London-Magaalo.Online: Faaduma Qaasim Hilloowle oo ka mid ahayd fananta Soomaaliyeed ayaa goor dhow ku geeriyotay magaalada London ee dalka Igariiska. Faaduma Qaasin Hilloowle oo ka mid ahayd fanaantii hobbadllada waaberri ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyootay magaalada London ee xarriga Ingariiska, iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ku suganeed halkaasi. Geeriada fanannada Soomaaliyeed ayaa lagu [...]

Continue reading …
Amnest international Oo si weyn u Cambaareysay qaraxii ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-Magaalo.Online: Hay’ada Amnesty International ayaa si weyn u cambaareysay weerarkii isqarxinta ahaa ee lagu qaaday xaruntii Hargaha iyo Saamaha oo xafiisyo ay ku lahaayeen tiro kamida wasaaradaha dowlada KMG Somaliya kaasoo ay ku dhinteen in kabadan 70 ruux halka tiro intaa ka badana waxyeelo ka soo gaartay qaraxaasi,     Warbixin ay soo saartay ayaa [...]

Continue reading …