Home » Archives by category » Gobolada (Page 2)

Dowlada Somaliya Oo Shegtay In ciimo Gaar ah U Samesay Wadoyinka Muqdisho

Dowlada Somaliya Oo Shegtay In ciimo Gaar ah U Samesay Wadoyinka Muqdisho

Muqdisho-Magaalo.Online: Wasaaradda arrimaha guddaha iyo taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer ku sameeyay Isgooysyada magaalada Muqdisho kaddib ciidamo gaar ah oo loo sameeyay waddooyinka magaalada Muqdisho. Kormeerkan ay sameeyeen wasiir ku xigeenka arrimaha guddaha mudane C/xakiin Cigge Guulleed, agasimaha guud ee wasaaradda arrimaha Bashiir Goobe taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya S/guud Shariif Sheekh Khunaa Maye, [...]

Dowladda Oo Cagta Marisay Jidgooyooyin Yaalay Degmada Dharkeynley

Dowladda Oo Cagta Marisay Jidgooyooyin Yaalay Degmada Dharkeynley

Muqdisho-Magaalo.Online: Dowladda Soomaaliya ayaa maanta cagta marisay dhamaan jidgooyooyinkii yaalay degmada Dharkeynleey iyadoo ciidamo dheeraad ah geeysay goobihii jid gooyooyinka laga qaaday. Kadib markii degmada Dhakeeynleey ay ku soo bateen maalmihii ugu dambeeyay falal amni darro ah ayaa ciidamada Dowladdu wax ay saaka cagta mariyeen dhamaan jid gooyooyinkii yaalay degmadaasi iyadoo dowladu halkaasi geeysay ciidamo [...]

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Oo Booqday Xaruntii La Qarxiyay iyo Isbaallada Muqdisho

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Oo Booqday Xaruntii La Qarxiyay iyo Isbaallada Muqdisho

Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta booqday wakaaladdii hore ee Hargaha iyo Saanaha oo ah halkii shalay uu ka dhacat qarixi Musiibadda ahaa iyo qaar kamid ah Isbiltaallada magaalada Muqdisho oo ay ku jiran dhaawacyadii dadkii shalay ku waxyeelloobay qarax. Booqashada uu maanta madaxweynaha Jamuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed xaruntii hore ee Haragaha [...]

Kanada oo cambaareysay weerarkii argagixiso ee Muqdisho

Kanada oo cambaareysay weerarkii argagixiso ee Muqdisho

Toronto-Magalo.Online: Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kanada, John Baird, ayaa sheegay in Dowladda Kanada ay cambaareyneyso weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaraddiisa. Wasiirka ayaa yiri: “anigoo ku hadlaya magaca shacabka Kanada, waxaan tacsi u dirayaa qoysaskii iyo saaxiibada dadkii la dilay, waxaana u rajeyneyna kuwa dhaawacmay [...]

Xoghayaha Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliya iyo Ciyaaryahan Caan ah oo ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay

Xoghayaha Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliya iyo Ciyaaryahan Caan ah oo ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay

Muqdiso-Magaalo.Online: Xubno ka mid ah Bahda ciyaartoyda Soomaaliyeed ayaa ka mid noqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii weynaa ee maalintii Shalay kooxda Al-Shabaab ku beegsadeen goob ay ku sugnaayeen arday iyo dadweyne gudaha Muqdisho. C/qani Siciid Carab oo ah xoghayaha Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliyeed iyo C/laahi Ciise Maxamuud oo ka mid ahaa xulka kubbada cagta Soomaaliyeed [...]

Madaxweyne Sheekh Shariif: ” Dowladda Tallaabo Xagga Ammaanka Ayeey Qaadeysaa”

Madaxweyne Sheekh Shariif: ” Dowladda Tallaabo Xagga Ammaanka Ayeey Qaadeysaa”

Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka qaadi doonto tallaabo xoogaan oo dhanka amaanka ah Khawaarijta Shabaab oo dalka oo idil si deg deg ah looga saari doono. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda uu waajib ka saran tahay sidii loo bad baadin lahaa ummadda [...]

Xukuumadda KMG oo cambareysay weerar is-qarxin ah oo ka dhacay Muqdisho …WARSAXAAFADEED

Xukuumadda KMG oo cambareysay weerar is-qarxin ah oo ka dhacay Muqdisho …WARSAXAAFADEED

Muqdisho-magaalo.online: Xukuumadda Soomaaliya ayaa cambaareysay falkii ay Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ku laayeen Arday Soomaaliyeed oo doonayey inay ka faa’ideystaan deeq waxbarasho oo dadka Soomaaliyeed ugu deeqeeyn walaalaha Turkiga kadib Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyoIsgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya. War Saxaafadeed Xukuumadda KM Goo cambareysay weerar is-qarxin ah oo ka dhacay Muqdisho (Muqdisho, 4 [...]

daawo sawiradii Dhimashada iyo Dhaawaca qaraxii Maanta

daawo sawiradii Dhimashada iyo Dhaawaca qaraxii Maanta

halkaan Ka daawo sawirada qaraxii maanta oo dib usoo umada Somaliyeed 2 sano kahor musiibadii ka dhacday Hotel shamo

Gollaha Wasiiradda Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Leh Arinta Qaraxa

Gollaha Wasiiradda Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Leh Arinta Qaraxa

Muqdisho-Magaalo.Online: Gollaha wasiirada Xukuumadda KMG ah ayaa kulan deg deg ah ka yeelanaya arinta qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ay ku nafwaayeen dadweyne tiradoodu ay kor u dhaafeyso ilaa 70 ruux Wasiirka wasaaradda warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn ayaa sheegay in golaha wasiiraddu ay kulan deg [...]

Madaxweyne Shariif oo digniin kama dambeys ah u diray jidgooyooyinka Muqdisho.

Madaxweyne Shariif oo digniin kama dambeys ah u diray jidgooyooyinka Muqdisho.

Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Gudoomiyayaasha 16 Degmo iyo Gudoomiyaha Gobolka banaadir maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”loogana hadlayay arimo dhor oo khuseeya Xaalada amni ee magaalada Muqdisho ayaa kulankaasi waxa uu ka jeediyay khudbad meelo badan tabanaysa Madaxweynaha ayaa horaanba soo hadal qaaday isbaarooyinka [...]

Page 2 of 3123

Xayaysiis