Archive for the Category ‘Gobolada’

Wasiiradii xalay lagu daray golaha xukuumada Puntland oo maanta la dhaariyey.

Wasiiradii xalay lagu daray golaha xukuumada Puntland oo maanta la dhaariyey.

Wasiiradii xalay ku soo biiray golaha xukuumada ee Puntland ayaa waxaa maanta lagu dhaariyey xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe caasimada dowlada Puntland. 
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaasna lagu dhaarinayey xubnihii xalay uu Madaxweyne Faroole u magacaabay wasaaradaha ayaa waxa ay maanta ka dhacay xarunta madaxtooyada ee looga arimiyo Puntland ee Garoowe, [...]

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Xisbul Islaam oo isku hor fadhiya meel u dhexeyso Garoonka Ugaas Qaliif iyo Ceel-gaal oo kamid ah gobalka Hiiraan

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Xisbul Islaam  oo isku hor fadhiya meel u dhexeyso Garoonka Ugaas Qaliif iyo Ceel-gaal oo kamid ah gobalka Hiiraan

 Ciidamada Dowlada iyo kuwa Xisbul Islaam ayaa isku hor fadhiya duleedka Magaalada B/weyne,meel u dhexeyso Garoonka Ugaas Qaliif iyo Ceel-gaal halkaasi oo ay shalay gilinkii danbe mar kale ku dagaalameen. 
Dagaalkan ayaa waxaa uu  salka ku hayaa gacan ku haynta Magaalada B/weyne oo ay hada Maamulaan Xisbul Islaam,waxaana arintani ay saamayn ku yeelatay isku socodka gaadiidka [...]

Ciidamo katirsan maamulka Somaliland oo qarax Caawa lagula eegtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Ciidamo katirsan maamulka Somaliland oo qarax  Caawa lagula eegtay  magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

wararka lagahelayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxa ay tibaaxayan in caawa qarax miino lagu weeraray  ciidamo katirsan maamulka Somaliland  xilli ay marayeen Efta oo kamid ah  magaalada Laascaanood.
 Weerarkaas waxa naftiisa kuwaayay mid kamid ah ciidamada maamulka Somaliland  oo weerarka miino lala bar tilmaameedsaday  waqti ay marayeen bartamaha magaalada Laascaanood.
 Qaraxan oo ahaa miinada nuuca [...]

Cabdi Bare Cabdi, Afeeyeenka Gobolada Jubooyinka Dowlada KMG ee Soomaliya oo sheegay in maamul gobaleed loosameynayo gobalada koofureed ee dalka.

Cabdi Bare Cabdi, Afeeyeenka Gobolada Jubooyinka Dowlada KMG ee Soomaliya oo sheegay in maamul gobaleed loosameynayo gobalada koofureed ee dalka.

Afeeyeenka Gobolada Jubooyinka Dowlada KMG ee Soomaliya  ayaa waxa uu sheegay in mamulkaan oo hoostegi doona DKG ee Somali Dhawaan la Hirgelin Doono.
Maamul gobaledkaan ayaa  loosameynayaa Gobolada Jubooyinka sida uu sheegay afayenku.
 Waxa uu sheegay sababaha  ugu muhiimsan ee xilligaan maamulka loos ameynayo in ay tahay  in amaanka lagu soo celuyo deegaanada koonfureed ee dalka halkaa [...]

Dhalinyara lasheegay in ay galeen denbiya kala duwan oo maanta Xukun Tacsiir ah lagula fuliyay magaalad Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Dhalinyara  lasheegay in ay galeen denbiya kala duwan oo maanta Xukun Tacsiir ah lagula fuliyay magaalad Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xukunkani tacsiirta ah oo maanta lagu fuliyay 2-qof oo dhalinyaro ah ayaa Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan ee gacanta ku haya magaalada Baladweyne waxa ay ku eedeeyeen in ay geesten falal isugu jita tuugo iyo isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya.
 Mid kamid ah eedeysanayaasha ayaa lagu dhuftay 80-karbaash halka mid ka kalana lagu dhuftay 40-karbaash.
 Macalin [...]

dhinacyadii maalmihii ugu danbeeyay ku dagaalamay magaalada Gaalkacyo oo dhex dhexadin laga dhex bilaabay.

dhinacyadii maalmihii ugu danbeeyay ku dagaalamay magaalada Gaalkacyo oo dhex dhexadin laga dhex bilaabay.

Wax garad ka soo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa subaxnimadii saka aheyd waxa ay uqalab qaaten qabki ay uk kala dhaxgali lahayen dhinacyada khardamaya magaalada Gaalkacyo. Odayaasha iyo wax garadka ayaa doonaya in ay qaboojiyan xiisadaha maalmihii ugu danbeeyay ka taagnaa magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeyay Ganacsatada Koofureed ee magaalada Gaalkacyo iyo Ciidamada [...]

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug oo Dagaalo sababay dhimasho, dhaawac iyo Barakac Maalintii labaad ay ka dhacayaan.

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug oo Dagaalo sababay dhimasho, dhaawac iyo Barakac  Maalintii labaad  ay ka dhacayaan.

Wararka lagahlayo Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in maanta gudaha Magaaladaasi uu dib uga bilaawday dagaal xoogan kaasi oo la sheegayo in uu daba socodo dagal kale oo  shaley halkaasi ka dhacay.
 Wararka ayaa tibaaxaya in dagaalkan uu u dhaxeeyo Ganacsato kasoo jeeda dhanka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo iyo Ciidamada Dowlada Hoose ee Puntlad.   dagaalkaasi wax uu [...]

Maamulka Gobolka Bari ee Puntland oo balanqaday in uu ka hortagi doono tahriibka sharci darrada ah ee kajira xeebaha Maamulka Puntland.

Maamulka Gobolka Bari ee Puntland oo balanqaday in uu ka hortagi doono tahriibka sharci darrada ah ee kajira xeebaha Maamulka Puntland.

Maamulka gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonaan dadka sida sharci darada ah wax uga tahriibiya xeebaha maamulkaasi.
Gudoomiyaha gobolka Bari Muuse Gaale Yuusuf oo u waramayay qaar kamida idacadaha muqdisho  ayaa sheegay in maamulka gobolka Bari ay waqtigaan diyaar uyihiin ayna u soo jeesteen in ay wax ka qabtaan kooxaha [...]

Sarkaal kamida howl wadeenada hey’adda cunada aduunyada oo maanta lagu toogtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Sarkaal kamida howl wadeenada hey’adda cunada aduunyada oo maanta lagu toogtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Kooxo hubaysan oo ilaa haatan lagaran ayaa saaka Magaalada B/weyne ku dilay madixii amaanka u qaabil sanaa Hay’adda WFP ee Magaalada B/weyne.
 
Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay meel u dhow xarunta Hay’adda ay ku leedahay Degmada B/weyne,waxaana mar’xuumka saaka ladilay lagu magacaabi jiray Cali Afweyne,iyadoo sida lasheegay kuwa dilka gaystay ay ka koobnaayeen ilaa 3qof [...]

Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Magaalada Kismayo oo xirantay

Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Magaalada Kismayo oo xirantay

Waddada udhaxaysa Magaalada Muqdisho ee Caasiimada Soomaaliya iyo Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe  ayaa waxaa ku xayiran Gaadiid Fara badan oo sida Rakaab Dad iyo shixnado Ganacsi oo kala duwan kuwaasi oo dhibaatooyin ay ka haystaan sidii ay ku gaari lahaayeen Meelihii ay u socdeen oo kala ahaa Magaalooyinka Kismayo iyo Muqdisho.
 
Roobab lixaad [...]

Free counter and web stats