Home » Archives by category » News

Ra’iisul wasaare Abdiwali ayaa ka dalbay Maxkamada in lasoo daayo ilaaladiisa

Ra’iisul wasaare Abdiwali ayaa ka dalbay Maxkamada  in lasoo daayo ilaaladiisa

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, C/weli Maxamed Caliayaa ka dalbaday guddoomiyaha maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee DKMG ah inuu sida ugu dhaqsiyaha badan xorriyadooda ugu soo celiyo ilaaladiisa qaarkood kuwaasoo u xiran tuhun la xiriira qaraxii ka dhacay horraantii bishii hore Tiyaatarka Muqdisho. Qaraxaas oo ay ku dhinteen toddoba qof ayna ku dhaawacmeen in ka badan [...]

Maareeyihii Dekedda Muqdisho oo xilkii laga qaaday

Maareeyihii Dekedda Muqdisho oo xilkii laga qaaday

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xilkii ka qaaday maareeyaha dekedda Muqdisho, Sayid CaliMacallin Cabdulle oo muddo hal sano ah xilkaas hayay. Xil ka qaadistan ayaa timid kaddib markii madaxweynaha iyo mas’uulkan ay kulan ku yeesheen xarunta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo aanay jirin cid kale oo xilkan loo magacaabay. Lama sheegin sababta keentay in xilka [...]

Xoogagga Al-shabaab ayaa saakay la wareegay idaacadda Markabley ee Baardheere

Xoogagga Al-shabaab ayaa saakay la wareegay idaacadda Markabley ee Baardheere

Xoogagga Al-shabaab ayaa saakay la wareegay idaacadda Markabley oo ahayd mid madaxbannaan oo muddo dheer ka howl-galaysay magaalada Baardheere ee gobbolka Gedo oo Al-shabaab ka taliso. Arroornimnadii hore ee saakay iyadoo shaqaalaha Idaacaddu ay isku diyaariyeen jadwal maalmeedka idaacadda ayaa waxaa gudaha u galay ciidammo aad u fara badan oo ka socda xafiiska warfaainta ee [...]

Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo lagu xaaqiijinaayo amniga ka sameeyay degmooyinka heliwaa iyo Yaaqshiid iyagoo ku soo qabtay hub iyo dad fara badan. Kadib markii ay ciidamada qalabka sida ay subaxnimadii hore ee saakay ku dhaqaaqeen howgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Yaaqsdhiid iyo heliwaa ee gobolka banaadir ayaa waxaa lagu [...]

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo wareegtay Maalintii la aas aasay ciidamada Asluubta ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Muunaasabadan oo ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay ku simaha R/wasaaraha ahna wasiirka Beeraha, xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa, wasiiru dowlaha Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta, taliyaha ciidamada [...]

Q.M.Oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Soomaali Ah

Q.M.Oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Soomaali Ah

Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa  Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17ka febraayo 2012. Gudduga  golaha amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen in ay ka saareen liiska xanibaadda ee al qaacidda shaqsiyaadka iyo shirkadaha Soomaalida, Axmed Cali Jimcaale iyo [...]

Ciidamada DKG Soamliya iyo kuwa ERthopia oo lawareegay Baydhabo.

Ciidamada DKG Soamliya iyo kuwa ERthopia oo lawareegay Baydhabo.

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin. Ciidamada XDS ayaa 3:30 pm soo galay Baydhabo isla markaana si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaaladaasi hase yeeshee ma jirin wax iska hor’amaad ah oo halkaasi ka dhacay oo waxana wararku sheegayaan horjooghayaashii shabab ay cidamadooda aya isga baxeeyn [...]

ciidamada DKG ee ku sugan Gado oo bilaaway howlgalo ka dhan ah Xarakada Shabaab.

ciidamada DKG ee ku sugan Gado oo bilaaway howlgalo ka dhan ah Xarakada Shabaab.

Ciidamada DKG Somali ee ku sugan gobolka gado ayaa bilaaway howlgalo ka dhan ah Maamulada xarakada al-shabaab ee ku sugan gobolada gado iyo bakool. Sida uu warbaahinta Magaalo u sheegay gaashanle sare jamaal xasan Sanay ciidamada DKG ayaa bilaaway dhaqdhaqaaqyo ay kaga goleeyihiin in ay ku lawareegaan gobolada gado bayiyo bakool. Gashaanle jamaal sanay ayaa [...]

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo ciidamadiisa Amar in ay dib u celiyaan dadka ka soo Barakacay K/Somaliya

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo ciidamadiisa Amar in ay dib u celiyaan dadka ka soo Barakacay K/Somaliya

Madaxweynaha dowlad Goboledka Puntland State C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay dib xoog ugu celinayaan qof kasta oo labada gobel ee ay ka kooban tahay dowlad goboledkiisa kuwaas oo uu ku itlmaamay in ay caruurtii iyo xaasaskooda uga tagteen K/Somaliya iyana yihiin kuwo doonayo in ay qaraxyo iyo dagaalo kaga qeybgalaan Puntland [...]

Ciimada kenya oo bilaalay in si tartiib tartiib ah ay uga baxayan Somalia

Ciimada kenya oo bilaalay in si tartiib tartiib ah ay uga baxayan Somalia

Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Kismaayo iyo Dhoobley ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya ay haatan bilaabeen dib u gurasho, gaar ahaan ay ka baxayaan degmada Dhoobley iyo deegaano kale oo ku yaala Jubooyinka. Sida warku sheegayo ciidamada Kenya ayaa si tarbtartiib ah waxay uga guranayaan [...]

Page 1 of 38123Next ›Last »

Xayaysiis