Ciidamada AMISOM oo ka guuray dhismihii wasarada gaashandhiga iyo dagaalo iyo duqeymo ka dhacay dagmada dayniile
Ciidamada AMISOM oo ka guuray dhismihii wasarada gaashandhiga iyo xaafadaha raadeer iyo buulo mugdi oo ay ku laabanayaan dadka deegaanka . dagaalka ayaa ka danbeeyey ka dib markii ay shalay ciidamada AMISOM ee burundhi ka guureen dhismihii wasarada gaashaandhiga oo ay in mudo ah ku sugnaayeen waxaana ay u guureen deegaanka bangalo oo mudooyinkii ugu [...]
Shirkii Wadatashiga ee Garoowe oo lagu heshiiyay
Munaasbad lagu ansixiyay go’aanadii ay isku mari waayeen Madaxda dowladda KMG iyo Puntland ayaa maanta ka dhacday Magaalada Garoowe Kadib Munaasbad ay ka qeyb galeen Madaxda dowladda KMG, Puntland, Galmudug, Wakiilo ka socda Ahlu Sunna Waljamaaca, Xubno matalayay Qaramada Midoobay Jaamacadda Carabta iyo Urur goboleedka IGAD ayaa maanta ka dhacday Xarunta Jaamcadda PSU ee Magaalada [...]
Xukuumada oo sheegtay in aanu Muqdisho macluul ka jirin

Muqdisho-magaaloonline:R.wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya C.wali max’ed Cali oo wareysi siiyay wargeyska Dialy telegraph ee ka soo baxa Dalka Engiriiska ayaa sheegay in ay been abuur tahay wararka tilmaamaya in macluul ay ka jirto Muqdisho. Gaas ayaa sheegay in warka ka soo baxay QM ee tilmaamaya in macluusha ka taagan soomaaliya tan ugu daran laga dareemayo [...]
Itoobiyaan soo gaaray Hiiraan

Hiiraan-Magaaloonline: iidamo itoobiyaan ah oo wata dabaabaadka Dagaalka ayaa maanta lagu arkay qeyba ka mid ah gobalka Hiiraan ee Dalka Soomaaliya. Wararka laga helayo gobalka Hiiraan ayaa tilmaamaya in ciidamada ay wadaan dhaq dhaqaaq ciidan isla markaana ay doonayaan in ay qaadaan dagaal ka dhan ah xarakada Shabaab oo ka talisa qeyba ka mid ah [...]
Xildhibaanada oo ku dagaalamay xarunta golaha shacabka

Muqdisho-Magaaloonline:Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ah oo maanta markii labaad kulan ku qaatay magaalada Muqdisho ayaa kulankooda waxa uu ku soo idlaaday feer iyo faralaab. Dagaalka xildhibaanada ayaa yimid kadib markii uu gudaha xarunta golaha shacabka uu soo galay gudoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan. Shalay ayeey aheyd kolkii xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka [...]
Baarlamaanka oo gudoon cusub doortay

Muqdisho-Magaaloonline:Xildhibaanada baarlamaanka KMG ah Soomaaliya oo maanta kulan ku qaatay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in ay xilka ka qaadeen gudoomiyaha Baarlamaanka ayna doorteen gudoon cusub. Kulanka xildhibaanada ayaa waxaa ka qeyb galay 283 xildhibaan waxaana 280 ka mid ah xildhibaanadaasi ay isku raaceen in xilka laga qaado gudoomiye shariif xasan lana doorto gudoomiye [...]
Taabta oo mar kale lagu dagaalamay
Kismaayo-magaaloonline:Dagaalkan oo weerarkiisa hore ay qaadeen Xarkada Al-shabaab ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in markii danbe deegaanka Taabto ay lawareegeen ciidamada dowlada oo garab ka heleya kuwa Kenyaatiga ee Jubooyinka ku sugan. ilaa hadda lama oga khasaaraha dhbata ah ee halkaas ka jira hase yeeshee dadka deegaanka qaarkood oo warbaahinta Jubba la hadley ayaa sheegey [...]
Al-shabaab oo xukun gacan goyn ah ka fulisay ceelasha
Muqdisho-Magaaloonline:Xarakada Al-shabaab ayaa deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho galinkii danbe ee shalay ka fulisay xukun gacan goyn ah kaasoo lagu fuliyay laba qof oo dhalinyara ah. Dhalinyarada ayaa lagu eedeeyay fal xatooya ah iyadoona saraakiil ka tirsan xarakada Shabaab ay sheegeen in ay qirteen dhalinyaradaasi falka lagu eedeeyay. Ma ahan xiligii kowaad [...]
Kibaki oo baaq u diray Soomaalida
Muqdisho-magaaloonline:Madaxweynaha Dalka kenya Moy Kibaki ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed in ay qeyb ka qaataan nabadeynta soomaaliya ayna ka soo horjeestaan Al-shabaab oo ku tilmaamay in ay ka soo horjeedaan horumarka soomaaliya Waxa uu xusay Mr Kibaki in loo baahanyahay dagaalka Al-shabaab in meel looga wada jeesto isla markaana dowladiisa ay qeyb libaax leh [...]
Al-shabaab oo soo bandhigtay aqoonsayada qaar ka mid ah askartii Burundi ee ay dileen
Mogadishu-Magaaloonline: Xarakada Al-shababaab ayaa warsaxaafadeed ku qoran luqada English-ka oo ay soo saareen ku sheegtay in ay go’aansatay soo bandhigista aqoonsiyada qaar ka mid ah askartii ay ku dileen dagaalkii Deyniile ku dhex maray ciidamada dowlada iyo kuwa Burundi oo wada jira iyo Al-shabaab. Bayaanka Al-shabaab ka soo baxay ayaa lagu sheegay arintan in ay [...]