Ciyaartii Soamliya Iyo Ethopia Oo Ku dhamaatay Bar,bar dhac
Muqdisho-Magaalo.Online: Cayaartoyda kubbadda cagta ee xulka Qaranka Soomaaliya oo cayaar ka tirsan isreebka koobka adduunka uu ku dhexmaray xulka dalka Ethiopia garoonka Xasan Guuleed Stadium ee ku yaalla caasimadda dalka Jabuuti ayaa ku soo idlaatay goolal la’aan oo labada xulba ay isla dhaafi waayeen bar bardhac 0-0 Cayaarta oo ahayd mid aad u xiiso badan [...]
Koobka Nabadda ee Hirda Peace Tournament oo soo gaba gaboobay
Koob ay ku tartamayaan kooxo ka dhisan gobolka Mudug oo loogu magac daray koobka nabadda ee Hirda ayaa ku soo gaba gaboobay Garoonka kubada cagta ee Cawaale Stadium. Koobkani ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Hirda ee ka shaqeeya arimaha bulshada, waxaana gobolka ka hirgeliyay Naadiga Cayaaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliyeed. Koobkani waxaa uu si toos ah u bilowday 17-kii bishan September [...]