Home » Archives by category » WorldNews
Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo lagu xaaqiijinaayo amniga ka sameeyay degmooyinka heliwaa iyo Yaaqshiid iyagoo ku soo qabtay hub iyo dad fara badan. Kadib markii ay ciidamada qalabka sida ay subaxnimadii hore ee saakay ku dhaqaaqeen howgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Yaaqsdhiid iyo heliwaa ee gobolka banaadir ayaa waxaa lagu [...]

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo wareegtay Maalintii la aas aasay ciidamada Asluubta ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Muunaasabadan oo ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay ku simaha R/wasaaraha ahna wasiirka Beeraha, xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa, wasiiru dowlaha Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta, taliyaha ciidamada [...]

Continue reading …
Q.M.Oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Soomaali Ah

Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa  Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17ka febraayo 2012. Gudduga  golaha amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen in ay ka saareen liiska xanibaadda ee al qaacidda shaqsiyaadka iyo shirkadaha Soomaalida, Axmed Cali Jimcaale iyo [...]

Continue reading …
Ciidamada DKG Soamliya iyo kuwa ERthopia oo lawareegay Baydhabo.

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin. Ciidamada XDS ayaa 3:30 pm soo galay Baydhabo isla markaana si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaaladaasi hase yeeshee ma jirin wax iska hor’amaad ah oo halkaasi ka dhacay oo waxana wararku sheegayaan horjooghayaashii shabab ay cidamadooda aya isga baxeeyn [...]

Continue reading …
ciidamada DKG ee ku sugan Gado oo bilaaway howlgalo ka dhan ah Xarakada Shabaab.

Ciidamada DKG Somali ee ku sugan gobolka gado ayaa bilaaway howlgalo ka dhan ah Maamulada xarakada al-shabaab ee ku sugan gobolada gado iyo bakool. Sida uu warbaahinta Magaalo u sheegay gaashanle sare jamaal xasan Sanay ciidamada DKG ayaa bilaaway dhaqdhaqaaqyo ay kaga goleeyihiin in ay ku lawareegaan gobolada gado bayiyo bakool. Gashaanle jamaal sanay ayaa [...]

Continue reading …
Axmed Diiriye:  Waa wax laga xumaado hadalka Faroole

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole. Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamul goboleedka [...]

Continue reading …
Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo duqeeyey ceelcade iyo dhamase ee Gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo, gaar ahaan deegaannada Ceel Cadde iyo Dhammase ayaa waxay sheegayaan in dagaalo iyo duqeymo culus ay ka dhaceen halkaasi, kaas oo u dhaxeeyey ciidamada Kenya oo taageeri ka helaya kuwa dowladda KMG iyo kuwa Raaskambooni oo dhinac ah iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo dhinac ah. Sida warku sheegayo [...]

Continue reading …
Imaraadka oo qabanaya shir ay ku jirto Xarakada Al Shabaab

Xafiiska Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay sheegtay in ay qabaneyso bisha February shir weyne looga hadlaayo Xaalada dalka Soomaaliya kaasi oo ay ka soo qeyb galayaan wafuud heer caalami ah. Ku xigeynka ergeyga Wasaaradda arrimaha dibadda u qaabilsan arrimaha geeska Afrika Anthony Safari oo saxaafadda ku lahadlayey magaalada Nairobi ayaa [...]

Continue reading …
Isbaaro ay isku dileen Ciidamada Dowlada

Hal askari oo tirsan ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya ayaa ku dhintay saddex qof oo shacab ahna way ku dhaawacmeen dagaal ciidammo kawada tirsan dowladda KMG ah ku dhexmaray xaafadda Tabakaayo Madow ee degmada Dharkeynley ee Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidammo ka tirsan booliiska degmadaas ay isku dayeen inay goobta ka qaadaan isbaaro [...]

Continue reading …
Dagaaldii ugu culusaa oo xalay ka dhacay Degmada Kaaraan iyo Dayniile

Dagaalo culus iyo duqeymo is barbar socdo oo dad ay ku dhinteen ayaa xalay ka dhacay qeybo Muqdisho ka mid ah . Dagaaladaan ayaa waxaa ay u dhaxeeyaan ciidamada dowlada oo kaashanaya ciidamada Midowga Africa ee AMISOM iyo Xarakada Alshabaab almujaahidiin . Dagaalka iyo duqeymaha ayaa ka bilowday ka gadaal kolkii ciidamada Alshabaab ay weerareen [...]

Continue reading …