Home » Archives by category » WorldNews » A
Ciidamada DKG Soamliya iyo kuwa ERthopia oo lawareegay Baydhabo.

Ciidamada DKG Soamliya iyo kuwa ERthopia oo lawareegay Baydhabo.

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo aysan wax dagaal ah ka dhicin. Ciidamada XDS ayaa 3:30 pm soo galay Baydhabo isla markaana si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaaladaasi hase yeeshee ma jirin wax iska hor’amaad ah oo halkaasi ka dhacay oo waxana wararku sheegayaan horjooghayaashii shabab ay cidamadooda aya isga baxeeyn [...]

ciidamada DKG ee ku sugan Gado oo bilaaway howlgalo ka dhan ah Xarakada Shabaab.

Ciidamada DKG Somali ee ku sugan gobolka gado ayaa bilaaway howlgalo ka dhan ah Maamulada xarakada al-shabaab ee ku sugan gobolada gado iyo bakool. Sida uu warbaahinta Magaalo u sheegay gaashanle sare jamaal xasan Sanay ciidamada DKG ayaa bilaaway dhaqdhaqaaqyo ay kaga goleeyihiin in ay ku lawareegaan gobolada gado bayiyo bakool. Gashaanle jamaal sanay ayaa [...]

Continue reading …
Diyaaradaha dagaalka ee Kenya oo duqeeyey ceelcade iyo dhamase ee Gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo, gaar ahaan deegaannada Ceel Cadde iyo Dhammase ayaa waxay sheegayaan in dagaalo iyo duqeymo culus ay ka dhaceen halkaasi, kaas oo u dhaxeeyey ciidamada Kenya oo taageeri ka helaya kuwa dowladda KMG iyo kuwa Raaskambooni oo dhinac ah iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo dhinac ah. Sida warku sheegayo [...]

Continue reading …
Dowladda Kenya oo taageertay xilka qaadistii shariif xasan

Dowladda Kenya oo ka hadashay markii ugu horeysay khilaafka marba marka ka dambeysa circa isku sii shareeraya ee u dhaxeeya Xildhibaanada Baarlamaanka KMG Soomaaliya iyo xil ka qaadistii lagu sameeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka, ayaa sheegtay inay taageersantahay xil ka qaadista lagu sameeyay Shariif Xasan. Guddoomiye ku xigeenka koowaad [...]

Continue reading …
Xildhibaanada oo ku dagaalamay xarunta golaha shacabka

Muqdisho-Magaaloonline:Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ah oo maanta markii labaad kulan ku qaatay magaalada Muqdisho ayaa kulankooda waxa uu ku soo idlaaday feer iyo faralaab. Dagaalka xildhibaanada ayaa yimid kadib markii uu gudaha xarunta golaha shacabka uu soo galay gudoomiye ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan. Shalay ayeey aheyd kolkii xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka [...]

Continue reading …
Baarlamaanka oo gudoon cusub doortay

Muqdisho-Magaaloonline:Xildhibaanada baarlamaanka KMG ah Soomaaliya oo maanta kulan ku qaatay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in ay xilka ka qaadeen gudoomiyaha Baarlamaanka ayna doorteen gudoon cusub. Kulanka xildhibaanada ayaa waxaa ka qeyb galay 283 xildhibaan waxaana 280 ka mid ah xildhibaanadaasi ay isku raaceen in xilka laga qaado gudoomiye shariif xasan lana doorto gudoomiye [...]

Continue reading …
Taabta oo mar kale lagu dagaalamay

Kismaayo-magaaloonline:Dagaalkan oo weerarkiisa hore ay qaadeen Xarkada Al-shabaab ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in markii danbe deegaanka Taabto ay lawareegeen ciidamada dowlada oo garab ka heleya kuwa Kenyaatiga ee Jubooyinka ku sugan. ilaa hadda lama oga khasaaraha dhbata ah ee halkaas ka jira hase yeeshee dadka deegaanka qaarkood oo warbaahinta Jubba la hadley ayaa sheegey [...]

Continue reading …

Mogadishu-Magaaloonline: Xarakada Al-shababaab ayaa warsaxaafadeed ku qoran luqada English-ka oo ay soo saareen ku sheegtay in ay go’aansatay soo bandhigista aqoonsiyada qaar ka mid ah askartii ay ku dileen dagaalkii Deyniile ku dhex maray ciidamada dowlada iyo kuwa Burundi oo wada jira iyo Al-shabaab. Bayaanka Al-shabaab ka soo baxay ayaa lagu sheegay arintan in ay [...]

Continue reading …
Xildhibaanada oo kulan ka dhan ah Shariif xasan bari yeelan doona

Muqdisho-Magaaloonline: Xildhibaanada baarlamaanka KMG ah Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in maalinta barito ah ay xildhibaanada isugu tagi doonaan xarunta golaha shacabka ayna ka arinsan doonaan gudoomiyaha baarlamaanka. Cali Seeko oo ka mid ah xildhibaanada ayaa u sheegay warbaahinta in barito kolka ay isugu tagaan xarunta golaha shacabka ay falanqeyn doonaan mooshin ka dhan ah [...]

Continue reading …
Maxkamada sare oo xukun ku riday saraakiil ka tirsan Booliska

Muqdisho-Magaalo.online : Gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka ceydiid llkaxanaf ayaa maanta maxkamad furan uga dhawaaqay xukun sanad iyo bar ah oo lagu riday saraakiil booliska ah oo qeybta canshuuraha u qaabilsanaa dekamada Muqdisho. Saraakiisha la xukumay ayaa lagu eedeeyay in ay ku kaceen falal lagu fududeynayo xatooyada qalab ay laheyd hey’adda WFP ee QM u [...]

Continue reading …