Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne shariif oo ka dhoofay Muqdisho
Muqdisho-Magaalo.Online: Wafdigani oo uu hogaamiyano madaxweynaha DKG Somaliya ayaa Goor dhaw u anba,baxay Magaalada Dooxa ee dalka Qadar. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa walagu waramayaa in ay casuumaad ka heleen boqorka dalkaasi qadar waxaana lafilayaa in booqashadaasi ay qaadato mudo laba maalmood ah. Madaxweynaha ayaa waxaa lagu wadaa in uu kulamo laqaato madaxda [...]
Ban Ki-Moon oo la qorsheynayo inuu Muqdiaho soo gaaro.
Muqdisho-Magaalo.Online: waxaa saaka la adkeeyey amaanka Magaalada Muqdisho iyodoo saacadaha soo socda la filayo in Magaalada Muqdisho uu soo gaaro gaayaha guud ee Q/M. Ban ki-Mon iyo wafdi uu hogaaminayo waxaa la filayaa in Ban ki-Moon marka uu soogaaro Muqdisho inuu la kulmo madaxda dowlada ugu sareeysa si ay uga wada hadlaan xaaladaha kala [...]
Weerar Bammaano oo Xalay lagu Qaaday Xarunta Majmaca culumada Somaaliyeed Ee Muqdisho.
Muqdisho.Magaalo.Online: Weerarkan oo ahaa bambaanada nuuca gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday Xarunta Majmaca Culumada Somaliyee ee Muqdisho. Xarunta Oo ku taala Xaafada Buula xuubey ee Dagmada wadajir ayaa fiidkii xalay Waxaa kooxo aan heebtooda lagaraneyn ku qaaday weerar gaadmo ah kaasi oo uu kadhashay qasaaro dhinasho iyo Dhaawac isugu jira. Inta la ogyahay 1 [...]
Qarax maanta ka dhacay Vila baydhabo
Muqdisho-Magaalo.Online: Xili aroornimadii saakay qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay xarunta Vila baydhabo oo ay dagan yihiin saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowlada soomaaliya kaas oo sida laxaqiijiyey uu sameyey nin dhalin yaro ah oo iskusoo xiray waxyaabaha qarxa Qaraxan ismiidaaminta ahaa ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in lala damacsanaa abaan duulaha ciidamada milatariga [...]
Q,M oo si kulul u cambaareysay falkii ay Al-Shabab ku joojiyeen hawlihii hayadaha samafalka.
Muqdisho-Magaalo.Online: Xog’hayaha guud ee Q,M Ban Ki Moon ayaa si kulul u cambaareeyay amarka ay Xarakadda Al-Shabab ku joojiyeen hawlihii ay qaar ka mid ah hay’adaha samafalku ka wadeen qeybo ka mid ka gobolka Soomaaliya War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ban ki Moon ayaa waxaa lagu sheegay in amarka ka soo baxay xafiiska la [...]
Qarax Qasaaro Gaystay oo kadhacay Isbitaalaka Banaadir
Muqdisho-Magaalo.Online: Laba ruux ayaa ku dhaawacmatay qarax xalay ka dhacay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir iyadoo ciidamada amina ay baaritaanno ku hayaan dhallinyaro falkaasi loo qabtay. Qaraxa ka dhacay Istibtaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Badaanir ayaa nuuciisu waxa uu ahaa nuuca Ramuudka laga hago. Saraakiisha caafimaad ee isbitaalka Banaadir ayaa waxa ay sheegeen in [...]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Walaalaha Turkiga Ku Ammaanay Taageeradooda
Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxweynaha Jamnhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay dowladda Turkiga doorka ay ka qadaneyso hormarka Soomaaliya kadib Casho Sharaf uu madaxweynaha u sameeyay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo shalay magaalada Muqdisho soo gaaray. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haddal ka jeedinayay Casho sharaf xalay loo sameeyay Ra’iisul wasaare ku xigeen [...]
R/wasaare C/weli Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdigii Ka Socday Turkiga
Muqdisho-Magaalo.Online: R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray dalka ayaa kulan la qaatay R/wasaaraha dalka iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada isagoo dhagax dhigay Taawar lagu hago diyaaradaha garoonka isticmaalo kaas oo ay hirgelineyso dowlada Turkiga. Wafdigan uu hogaaminayay R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo madax ka ah dhamaan [...]
Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay isgoyska bakaaraha.
Muqdisho-Magaalo.Online: Wararka inaga soo gaaraya isgoyska Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa ay Sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qaraxa xoogan oo khasaare gaystay Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska bakaaraha iyadoona lagu soo waramayo in waxyaabaha qarxay ay Ciidamada dowladda kasoo bixiyeen Suuqa bakaaraha isla markaana uu kula qarxay isgoyska Wararka inaga soo gaaraya isgoyska [...]
Ra’isal Wasaare C/wali oo Eedeeyay Q/Midobay
Muqdisho-Magaalo.Online: Ra’iisulwasaaraha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Q.M in ay bixin waysay Mushaharaadka Ciidamada Police-ka Soomaaliya oo ay ahayd in ay Q.M ka taakulayso dowlada arimahaasi Ra’iisulwasaaraha ayaa waxa uu sheegay in aan hada policeka wax Mushaar ah lasiin dhowrkii bilood ee lasoo taasina ay ugu wacan tahay Q.M oo ka gaabisay [...]