Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa Liiska Alqaacidda looga saaray gancsade Axmed nuur Cali Jimcaale iyo todobo iyo toban shirkadood oo Soomali ah. 17ka febraayo 2012. Gudduga golaha amaanka u qaabilsan Al-qaacida waxay go’aansadeen in ay ka saareen liiska xanibaadda ee al qaacidda shaqsiyaadka iyo shirkadaha Soomaalida, Axmed Cali Jimcaale iyo [...]
Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole. Afhayeenka Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamul goboleedka [...]
Continue reading …Dagaalo culus iyo duqeymo is barbar socdo oo dad ay ku dhinteen ayaa xalay ka dhacay qeybo Muqdisho ka mid ah . Dagaaladaan ayaa waxaa ay u dhaxeeyaan ciidamada dowlada oo kaashanaya ciidamada Midowga Africa ee AMISOM iyo Xarakada Alshabaab almujaahidiin . Dagaalka iyo duqeymaha ayaa ka bilowday ka gadaal kolkii ciidamada Alshabaab ay weerareen [...]
Continue reading …
Hiiraan-Magaaloonline: iidamo itoobiyaan ah oo wata dabaabaadka Dagaalka ayaa maanta lagu arkay qeyba ka mid ah gobalka Hiiraan ee Dalka Soomaaliya. Wararka laga helayo gobalka Hiiraan ayaa tilmaamaya in ciidamada ay wadaan dhaq dhaqaaq ciidan isla markaana ay doonayaan in ay qaadaan dagaal ka dhan ah xarakada Shabaab oo ka talisa qeyba ka mid ah [...]
Continue reading …Muqdisho-magaaloonline:Madaxweynaha Dalka kenya Moy Kibaki ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed in ay qeyb ka qaataan nabadeynta soomaaliya ayna ka soo horjeestaan Al-shabaab oo ku tilmaamay in ay ka soo horjeedaan horumarka soomaaliya Waxa uu xusay Mr Kibaki in loo baahanyahay dagaalka Al-shabaab in meel looga wada jeesto isla markaana dowladiisa ay qeyb libaax leh [...]
Continue reading …Mandheera-magaaloonline: Ciidamada kenya ayaa xanibay isu socodkii gaadiidka iyo dadka degmooyinka Mandheera iyo Baladxaawo kadib qaraxyo shalay ka dhacay halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada kenyanka xalay ilaa shalay galinkii danbe kolkii uu qaraxa dhacay in ay wadeen howl galo lagu xirxiray dad Soomaaliyeed oo halkaasi ku noolaa. Ilo ku sugan mandheera ayaa u sheegay [...]
Continue reading …NBI-Magaaloonlie: Wararka aynu ka heleyno magaalooyinka Wajeer iyo Mandheera ee dalka kenya ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta ka dhaceen qaraxyo sababay qasaarooyin kala duwan oo lala eegtay ciidamada kenyaanka. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa la sheegay inuu ka dhacay xuduuda ay wadaagaan Mandheera iyo Baladxaawo isla markaana lala beegsaday ciidamo kenyan ah oo [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Dawladda KMG ah iyo Al shabaab ayaa guullo kala duwan ka sheegtay dagaaladii saaka labada dhinac ku dhexmaray qaybo kamid ah degmooyinka Kaaraan, Huriwaa iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Taliyaha guutada koowaad ee Ciidamada Dawladda KMG ah Col. Maxamed Maxamuud Saney ayaa sheegay in dagaaladii saaka oo ay dhowr aag kaga soo qaadeen [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay inay sameynayso lacag shilling Soomaali ah, iyagoo sheegay in lacagtaas lagu bedeli doonto lacagta hadda la isticmaalo ee shillinka Soomaaliga ah. Wasiirka maaliyadda iyo lacagta xukuumadda KMG Soomaaliya C/naasir Maxamed Cabdulle oo shalay shir jaraa’id ku qabtay dalka Jabuuti ayaa sheegay inuu socdo qorshaha lacagta cusub lagu sameynayo, isagoo [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Todobaadyo ka hor ayaa madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya iyo madax kale oo ka tirsan dowlada KMG iyo inteeda badan bulshada rayidka waxa ay xaflad aad u ballaarnayd oo lagu maamuusayey dib u soo nooleynta golihii Murtida iyo Madadaalada Muqdisho ee National Theatre waxa ay ku qabteen magaalada muqdisho ayadoo fanaaninta qarankana goob joog ka ahaayeen. [...]
Continue reading …