Home » Archives by category » WorldNews » ASIA (Page 2)

Madaxweynaha Oo Faafaahin Ka bixiyaya Soo galitaanka ciidamada Ethopia iyo Kenya

Madaxweynaha Oo Faafaahin Ka bixiyaya Soo galitaanka ciidamada Ethopia iyo Kenya

Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo habeenkii Xalay ahaa ka jawaabayay Suaalo ay si toos ah weydiinayeen qaar kamid ah Shacabka reer Muqdisho ayaa waxa uu beeniyay mar wax laga weydiiyay in ay jiraan soo galitaanka Ciidamada dowladda Ethiopia ee Soomaaliya Madaxweyne Shariif oo markii ugu horeysay ay Shacabka soomaaliyeed [...]

Dowlada Turkiga oo u ballanqaaday shacabka Soomaalyeed mashaariic cusub

Dowlada Turkiga oo u ballanqaaday shacabka Soomaalyeed mashaariic cusub

Muqdisho-Magaalo.Online: Waxaa xalay magaalada Muqdisho loogu sameeyey xaflad casho sharaf ah wafdigii ka socday dowlada  Turkiga oo uu hogaaminayay Ra’isulwasaare ku  xigeenka dalka Turkiga oo shalay magaalada Muqdisho soo gaaray. Xafladan casho sharafta ah oo ka dhacday xarunta madaxtooyada qaranka ayaa waxaa kasoo qeybgalay madaxda ugu sareysa dalka,xubno ka tirsan labada gole ee dowladda,safiirada Muqdisho [...]

Horjooge Ka Tirsanaa Shabaab Oo Isu Soo Dhiibay Dowladda’SAWIRRO’

Horjooge Ka Tirsanaa Shabaab Oo Isu Soo Dhiibay Dowladda’SAWIRRO’

Muqdisho-Magaalo.Online: Hey’adda Nabadsugidda Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay horjoogihii  Kooxda Al shabab  ee heystay maleeshiyaaka ku sugan deegaannada Kaxda, Km 13, iyo Siinka dheer kadib markii uu isu soo dhiiibay Ciidamada qalabka sida. Horjoogahan oo lagu magacaabo Qaliif Sh. Maxamuud  oo warbaahinta kula hadlayay gudaha xarunta hey’adda nabad sugida qaranka ee Muqdisho ayaa sheegay in [...]

Booliska Kenya oo ka warbixiyey qaraxyadii ka dhacay Gaarisa

Booliska Kenya oo ka warbixiyey qaraxyadii ka dhacay Gaarisa

Nairobi-Magaalo.Online: Saraakiisha ciidamada booliska dowladda Kenya ayaa faah faahin ka bixiyey qaraxyo qasaaro gaystay oo xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Barri. Madaxa ciidamada booliska  gobolka Waqooyi berri ee dalka Kenya ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey qasaarihii ka dhashay qaraxyadii is xig xigay ee xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee dalkaasi [...]

Maraykanka oo Kasoo Horjeestay Gelitaanka Ciidamada Ethiopia ee Gudaha Soomaaliya

Maraykanka oo Kasoo Horjeestay Gelitaanka Ciidamada Ethiopia ee Gudaha Soomaaliya

Muqdisho-Magaalo.Online: Dawladda Maraykanka ayaa ka hadashay isla markaana walaac ka muujisay gelitaanka Ciidamada Ethiopia ee gudaha Soomaaliya iyada oo sheegtay in aan talaabadaasi lagula dagaalami karin Al shabaab. Kaaliyaha wasaaradda arrimaha dibadda ee arrimaha Africa ee Dawladda Maraykanbka Johnnie Carson ayaa bayaan uu kasoo saaray xafiiskiisa waxa uu walaac ka muujiyey Ciidamada Ethiopia ee gudaha [...]

Galmudug iyo Puntland oo isku eedeeyay Weerarkii Goroonka gaalkacyo

Galmudug iyo Puntland oo isku eedeeyay Weerarkii Goroonka gaalkacyo

Gaalakacyo-Magaalo.online: Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa midba midka kale ku eedeeyay mas’uuliyada weerar shalay lagu qaaday garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.   Iyadoo maalinimadii shalay garoonka diyaaraha Magaalada Gaalkacyo ay ka dhacday Shaqaaqad ayaa waxa jira hadalo kasoo kala baxay Maamulada Galmudug iyo Puntland. Gudoomiyahii hore ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland [...]

Wasaarada Sportiga iyo dhalinyarada Xukuumada oo sheegtay in aysan aqoonsanayn Xiriirka kubada Cagta ee Soomaaliya.

Wasaarada Sportiga iyo dhalinyarada Xukuumada oo sheegtay in aysan aqoonsanayn Xiriirka kubada Cagta ee Soomaaliya.

Muqdisho-Magaalo.Online: Wasaarada Sportiga iyo dhalinyarada Xukuumada KMG ah ee Somaaliya ayaa waxa ay maanta shaaca ka qaaday in aysan aqoonsanayn Xiriirka kubada Cagta ee Soomaaliya Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho wasiirka Wasaarada Sportiga iyo dhalinyarada Xukuumada KMG ah ee Somaaliya Maxamed Muxiiyadiin ayaa waxa uu kaga hadlay wada shaqaynta kala dhaxeysa [...]

Q.M oo sheegtay in ay wax ka ogtahay howlgalada ay dalal badan oo afrikaan ah ay doonayaan in ay ka fuliyaan Soomaaliya.

Q.M oo sheegtay in ay wax ka ogtahay howlgalada ay dalal badan oo afrikaan ah ay doonayaan in ay ka fuliyaan Soomaaliya.

Muqdisho-Magaalo.Online: Uqaabilsanaha arimaha Soomaaliya ee Q.M Ambassdor Agustine Mahiga oo waraysi siinayay KNN Muqdisho Somalia ayaa waxa uu Sheegay in Q.M ay ka ogtahay howlgalada ay doonayaan Ciidamada dalal badan oo afrikaan ah gaar ahaan kuwa Urur goboleedka IGAD in ay ka fuliyaan gudaha dalkani Somalia Waxa uuna Ambassdor Agustine Mahiga uu Sheegay in heshiiska [...]

Kenya oo la sheegay inay dagaalka Soomaaliya qorsheynaysay muddo sanado ah.

Kenya oo la sheegay inay dagaalka Soomaaliya qorsheynaysay muddo sanado ah.

Muqdisho-Magaalo.Online: Bogga WikiLeaks ee intabadan faafiya siraha qarsoon ayaa shaaciyay xog ku saabsan in xukuumadda Kenya ay muddo  sanado ah waday qorshaha inay ciidamo u soo dirto dalka Soomaaliya oo ay soo weerarto gobolada Koofureed. Boggaan oo soo xigayay war uu helay ayaa waxaa uu sheegay indawlada Kenya ay 2 sano ka hor dajisay qorshaha [...]

Ciidamada Baliiska oo gacanta ku soo dhigay gaari ay ku rarnaayeen walxaha qarxa

Ciidamada Baliiska oo gacanta ku soo dhigay gaari ay ku rarnaayeen walxaha qarxa

Muqdisho-Magaalo.Online: Taliska ciidamada Booliska gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada Basliiska ku soo qabteen gaari lagu soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo siddeed ruux xilli ay marayeen  qeybo ka mid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Kaddib howlgallo ay ciidamada amniga gobolka Banaadir ka sameeyeen xaafaddaha lix iyo tobanka degmo ayaa waxaa ciidamada [...]

Xayaysiis