Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo wareegtay Maalintii la aas aasay ciidamada Asluubta ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Muunaasabadan oo ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay ku simaha R/wasaaraha ahna wasiirka Beeraha, xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa, wasiiru dowlaha Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta, taliyaha ciidamada [...]
Hal askari oo tirsan ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya ayaa ku dhintay saddex qof oo shacab ahna way ku dhaawacmeen dagaal ciidammo kawada tirsan dowladda KMG ah ku dhexmaray xaafadda Tabakaayo Madow ee degmada Dharkeynley ee Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidammo ka tirsan booliiska degmadaas ay isku dayeen inay goobta ka qaadaan isbaaro [...]
Continue reading …
Muqdisho-magaaloonline:R.wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya C.wali max’ed Cali oo wareysi siiyay wargeyska Dialy telegraph ee ka soo baxa Dalka Engiriiska ayaa sheegay in ay been abuur tahay wararka tilmaamaya in macluul ay ka jirto Muqdisho. Gaas ayaa sheegay in warka ka soo baxay QM ee tilmaamaya in macluusha ka taagan soomaaliya tan ugu daran laga dareemayo [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaaloonline:Xarakada Al-shabaab ayaa deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho galinkii danbe ee shalay ka fulisay xukun gacan goyn ah kaasoo lagu fuliyay laba qof oo dhalinyara ah. Dhalinyarada ayaa lagu eedeeyay fal xatooya ah iyadoona saraakiil ka tirsan xarakada Shabaab ay sheegeen in ay qirteen dhalinyaradaasi falka lagu eedeeyay. Ma ahan xiligii kowaad [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaaloonline: Cabdinuure Siyaad oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ayaa ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka in ay xoojiyaan talaabada ay ku joojinayaan socdaalka gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan. Waxa uu sheegay Cabdi Nuure in loo baahanyahay dadaal walba in loo galo sidii loola xisaabtami lahaa gudoomiye Shariif Xasan oo uu sheegay inuu afduubtay baarlamaanka howshiisa. ka [...]
Continue reading …Gaalkacyo-Magaalo.Online: Go,aanka Maxkamada galmud oo ahaa mid in dhoor ah la sugayaya ayaa go,aan kama danbeen ah ka soo saartay isqabqabsiga dhawaan ka bilaawday Dolawlad goboleedka Galmudug. Xog’hayaha Maxkamada Galmudug oo xeer ka soo saaray go,aankii xilka lagaga qaaday Madxweyne caalin ayaa shaaca ka qaaday in arintaasi ay tahay mid aan sharci ahayn waxaana [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Ciidamada dowlada ayaa soo qabtay kadibna toogtay askari ka tirsanaa milatariga oo xalay ku dilay isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho. Sida ay goob joogayaal u sheegeen Horseed Media, askariga la dilay ayaa xoog uga qaatay mobeel uu watay wiil arday ahaa kadibna xabad madaxa uga dhiftay taasi oo ay aad uga xumaadeen dad deegaanka. [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Xarakada Al Shabaab ayaa ku dhawaad 20-Hay’adood waxa ay ka mamnuucday gobolada ay ka taliyaan ee Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay Xafiiska la socodka Hay’adaha Ajanabiga OSOFA ee Al Shabaab aya waxa lagu sheegay in gobolada ay ka taliyaan Al Shabab ee Somaaliya laga mamnuucay Hay’ado ka mid ah Qaramada Midoobay iyo sidoo kale [...]
Continue reading …Muqdisho-magaaloOonline: Qarax khasaare geystay ayaa waxa uu Saakaya ka dhacay xaafada Sanca ee magaaladatan Muqdisho Qaraxa ayaa waxa lagu soo waramayaa in uu ahaa Mid aad u xoogan oo ah miinada dhulka lagu aaso iyadoona wararku ay sheegayaan in ay ku geeriyoodeyn ku dhawaad 10 halka dhaawacyada ay kor u dhaafayaan ilaa 15 ruux Wararka [...]
Continue reading …Muqdisho-Magaalo.Online: Al Shabaab ayaa dhalinyaro ay qoorta ka jareen waxa ay soo dhageen degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Wararka saakay laga helayo degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in bartamaha degmadaasi xalay lagu arkay labo dhalinyaro ah oo qoorta laga gooyay kuwaasi oo maalmo ka hor ay gacanta ku dhigeen [...]
Continue reading …