Shirka Wadatashiga Qeybaha Bulshada ee Muqdisho oo go’aamo laga soo saaray
Mudisho-Magaalo.Online: Kulan looga hadlayay qorshe howleedka dowladda Soomaaliya iyo Wada tashiga qeybaha bulshada ayaa ka furmay xarunta AMISOM ee magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay oo goob joog ka ahaa wakiilo ka kala socday DKGaarka ah,Maamulka Puntland, Galmudug, Ahlusuna iyo Qaramada Midoobay. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska siyaasada ee Qaramada Midoobay UNPOS ee [...]
Shirkii Madaxda IGAD Oo Ka Furmay Adis Ababa
Muqdisho-Magaalo.Online: Magaalada Adis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka madaxda wadamada IGAD kaas oo looga hadlayo amaanka gobolka iyo sidii iskaashi looga yeelan lahaa argagixisada geeska Afrika. Kulankan maanta ka furmay magaalada Adis ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa isugu yimid madaxda wadamada IGAD oo ka hadli doona ilaa maanta [...]
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Taliyeyaasha Ciidamada AMISOM iyo Kenya ku Dhexmaray Adis Ababa
Muqdisho-Magaalo.Online: Afhayeenka Ciidamada AMISOM Pady Akunda ayaa ka warbixiyey kulan maalintii shalauy magaalada Adis Ababa ku dhexmaray Taliyeyaasha Ciidamada AMISOM iyo Meleteriga Kenya kaasi oo looga hadlay hawlgalka Kenya. Pady Akunda ayaa sheegay in kulanku ka dhacay Adis Ababa uuna bar bar socday shirkii saddex geesoodka ahaa ee dhowaan magaalada Nairobi ku dhexmaray madaxda dalalka [...]
Kenya oo duqeysay xeryo ay Alshabaab ku lahaayeen Badhaadhe
Muqdisho-Magaalo.Online: Ciidamada cirka ee dowlada Kenya oo ay taageerayaan maraakiibta dagaalka ee Kenya ayaa duqeyn u geystey xeryo lagu tababaro ciidamada ururka Al Shabaab oo ku yiil duleedka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose. Warbixintan oo lagu daabacay wargeyska Daily Nation ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in afhayeenka ciidamada dowlada Kenya Major Emmanuel Chirchir [...]
Kenya oo gacanta ku dhigtay 60-ruux oo looga shakisanyahay Shabaab
Muqdisho-Magaalo.Online: Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 60-ruux oo looga shakisan yahay inay xiriir la l eeyihiin Xarakada Al Shabaab. Xoghayaha joogtada ah ee amniga gudaha wadanka Kenya Francis Kimemia ayaa waxaa uu sheegay in gegada diyaaradaha ee Jomo Kenyaata ee Magaalada Nairobi ay ku qabteen 60-qof oo looga shaki qabo inay ka [...]
Midawga Africa oo dhaweeyay qorshaha Ciidamada Kenya ay ugu biirayaan AMISOM.
Muqdisho-Magaalo.Online: Gudoomiyaha golaha amaanka iyo nabaddgaliyada ururka Midawga Africa Ramtane Lamamra ayaa si weyn u soo dhaweeyay arrinta ku saabsan in dawlada Kenya ay Soomaaliya u soo dirto ciidamo ku biiraya kuwa Midawga Africa ee AMISOM Ramtane Lamamra oo saxaafadda shir ugu qabtay magaaladda Addis-Ababa ayaa waxaa uu sheegay in go’aanka ay Kenya qaadatay ee [...]
Shiikh Cali Dheere “Kenya caqabad ayaa Soo wajahday”
Muqdisho-Magaalo.Online: Afhaeenka dhaqdhaqaa Al-shabaab shiiq Cali Maxamuud Raage Shiiq cali Dheere ayaa sheegay in dulaanka dowlada Kenya ay kuheyso degaanada ay gacanta kuhayaan koonfurta Soomaliya uu hada fashil kudhawyahay kadib markii sida uu sheegay ay Kenya soo wajahday dhaqaalo daro islamarkaana iyadoo joogta Soomaaliya wax kayar bil ay biloowday in ay dalbato tageero dhaqaale Cali [...]
Saraakiisha Ciidamada XDS Oo Soo Bandhigay Meydadka Horjogayaal Ka Tirsanaa Shabaab
Muqdisho-Magaalo.Online: Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa maanta xaafadda SOS ee degmada Heliwaa ku soo bandhigay meydadka maleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsan kooxda shabaab kuwaas oo ku geeriyooday dagaallo ka dhacay gudaha degmadaasi. Barqanimadii maanta ayaa illinka hore ee cisbitaalka SOS waxaa sarakiisha ciidamada dowldda ku soo bandhigeen meydadka 6 ka mid ah kooxda al-shabaab oo ku [...]
Dowladda England oo Martigalinaysa Shir looga hadlayo nabad kusoo celinta Somalia.
Nairobi-Magaalo.Online: Shirkaan oo ku saabsan arrimaha amaanka iyo burcad badeeda Soomaalida ayaa waxaa uu sanadka dambe ee 2012 waxaa uu ka dhacayaa wadanka Ingiriiska R/wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa waxaa uu sheegay in shirkaan xooga lagu saari doono sidii Soomaaliya loo xasilin lahaa isla markaana wax looga qaban lahaa kooxaha burcad badeeda Soomaaliyeed R/wasaaruhu waxaa [...]
Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Kenya oo maanta dagaal kula wareegay deegaanka Busaar .
Nairobi-Magaalo.Online: Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Kenya oo iskaashanaya ayaa waxa ay maanta dagaal kula wareegayn Deegaanka Busaar ee gobolka Gedo Wararka aynu ka halayno Deegaanka Busaar ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay Sheegayaan in in halkaasi ay Saakay Dagaal kula wareegayn Ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo waliba kuwa [...]