Dr Ayman Al-Zawahiri oo dusha ugu tuuray cambaareen Madax weyne Sh Shariif
Hoggaamiyaha Al-Qaacida, Dr Ayman Al-Zawahiri oo Internet-ka soo diray cajalad maqal iyo muuqaal ah ayaa kula taliyay Al-shabaab in dagaalkooda ay u bedelaan qaab jabhadeyn ah ayna la dagaalamaan ciidamada DKMG ah iyo kuwa kale ee ku sugan Soomaaliya. Cajaladda oo ahayd mid soconaysay muddo toddoba daqiiqo ah ayuu ku sheegay Al-Zawahiri in Al-shabaab aysan [...]
Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho
Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo lagu xaaqiijinaayo amniga ka sameeyay degmooyinka heliwaa iyo Yaaqshiid iyagoo ku soo qabtay hub iyo dad fara badan. Kadib markii ay ciidamada qalabka sida ay subaxnimadii hore ee saakay ku dhaqaaqeen howgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Yaaqsdhiid iyo heliwaa ee gobolka banaadir ayaa waxaa lagu [...]
Imaraadka oo qabanaya shir ay ku jirto Xarakada Al Shabaab
Xafiiska Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay sheegtay in ay qabaneyso bisha February shir weyne looga hadlaayo Xaalada dalka Soomaaliya kaasi oo ay ka soo qeyb galayaan wafuud heer caalami ah. Ku xigeynka ergeyga Wasaaradda arrimaha dibadda u qaabilsan arrimaha geeska Afrika Anthony Safari oo saxaafadda ku lahadlayey magaalada Nairobi ayaa [...]
Al-shabaabka Hiiraan oo barakacayaal gargaar siiyay
Hiiraan-Magaaloonline: Maamulka xarakada Al-shabaab ee gobalka Hiiraan ayaa ka wada qeyba ka mid ah gobalkaasi dadaalo cunto loogu qeybinayo dadka abaarta ay saameysay ee ku nool gobalkaasi. Raashiinka ay Xarkada Al-shabaab u qeybinayaan dadka ayaa la sheegay inuu ka koobanyahay bur, bariis, caano iyo waliba saliid waxaana qoyskiiba ay siinayaan cunto ku filan muda bil [...]
Midowga yurub oo geeska afrika u soo magacaawday safiir dhibaatada ka jirta wax ka qabta.
Muqdisho-Magaalo.Online: Dowladaha ku bahoobay midowga yurub ayaa diblomaasi cusub waxa ay u soo magacaabeen gobolka geeska afrika oo ay ku yaalaan wadamadaa Djibouti, Eritrea, Kenya, Somalia, South Sudan and Uganda”. . Diblomaasigan cusub ayaa lagu magacaabaa Alexander Rondos waana nin u dhashay dalka Greece isagoo soo noqday wasiirkii arimaha dibadda ee dalka Greece iyo xubin [...]
ASWJ oo Cambaareysay falkii Shabab ay ku hakiyeen howlahii hay’daha.
Muqdisho-Magaalo.Online: Madaxa warfaafinta Culumaa’udiinka Ahlusuna waljamaaca ee goboladda Dhexe Cabdulaahi Cali samatar oo waraysi siinayay KNN Muqdisho isagoona kahadlay awaamiirtii ay Shaqada kaga joojisay Al-Shabab hay’ado gaaraya ilaa 16 hay’adood oo dalka u joogay howlo Shaqo ayaa waxa uu kusheegay awaamiir aan laga fiirsan, Waxa uuna tilmaamay in arintaa iyada ay si aad ah u [...]
Shirkii Q.M ee kasocday Muqdisho oo maanta soo gabagaboobay.
Muqdisho-Magaalo.Online: Shirkan oo maalintii sadaxaad kasocday Magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gabagabeeyay iyadoona markii uu saakay bilaabanayay Shirka lagu bilaabay in afkaaro laga dhagaysto kasoo qeybgalayaashi shirkaasi intaa kadib waxaa soo gaaray shirkaasi wafdi kasocday Q,M oo uu hoogaaminayay Augustine Mahiga iyo sidoo kale Madaxda ugu sar sareysa ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya [...]
Shirka Wada tashiga oo Maanta Talooyin Laga sooosaarayo
Muqdisho-Magaalo.Online: Shirkani oo ah wajigii labaad oo malintii sadaxaad ka socda Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu wadaa in laga soo saararo Talooyin wax ku ool ah oo ku aadan sidii loo dhaqan galin lahaa qodo badii ka soo baxay shirki ka horeeyay. Wajigani labaad oo u jeedkii su uu ahaa in lagu soo daro shika [...]
Maamulka Degmadda Ceelbarde ee dowladda oo faafaahin kabixiyay dilal halkaasi kadhacay.
Muqdisho-Magaalo.Online: Maamulka Degmadda Ceelbarde ee gobolka Bakool ee Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay faafaahino ka bixiyeen dilal Shalay halkaasi ka dhacay Gudoomiyaha Degmadda Ceelbarde Ibraahim Cumar dhere ayaa waxa uu sheegay in dilkaasi ay gaystayn Ciidamadooda balse ay u gaystayn dagaalyahano katirsan Al-Shabab oo tiradooda uu kusheegay ilaa 6 ruux oo labo [...]
Madaxweyne Sh Shariif Oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay
Muqdisho-magaalo.online: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeybgalay shir madaxeedka wadamada IGAD ee ka dhacay Addis ababa. Sheekh Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha dalka oo barqanimadii maanta dib ugu soolaabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan [...]