Home » Archives by category » WorldNews » MID- EAST (Page 2)

Ciidamada Amaanka Galmudug Oo Howlgallo Ka Wada Kofurta Gaalkacyo

Ciidamada Amaanka Galmudug Oo Howlgallo Ka Wada Kofurta Gaalkacyo

Gaalkacyo-Magaalo.Online: Ciidamada amaanka ee maamulka galmudug ayaa howlgallo baaritaanno ah ka wada koonfurta magaalada gaalkacyo kadib markii halkaasi maalmihii ugu dambeeyay ay ku soo bateen falal amni darro ah. Howlgalkan ayaa lagu tilmaamay in uu yahay mid lagu xaqiijinayo amaanka magaalada kadib markii 25 kii oktoobar shaqaale ajaanib ah laga afduubay koofurta magaaladaasi, waxaana la [...]

Labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa xalay lagu dilay degmada Wardhiigley

Labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa xalay lagu dilay degmada Wardhiigley

Muqdisho-Magaalo.Online: Labadan wiil ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen dhalinyarada sida weyn looga yiqiin xaafada Labo Dhagax ee magaalada Muqdisho. Waxaana la sheegay in dhalinyaradan ay ahaayeen ganacsato. Ilaa iyo hadda lama yaqaan cidda ka dambeysay dilla labadan wiil ee dhalinyarada ahaa. Dhalinyarada xaafada Labo Dhagax oo ka mid ah deegaanada dhowaan dib [...]

Madaxweyne Jacob Zuma oo amaan balaaran u jeediyay Ganacsatada Soomaalida ee ku nool koofur afrika.

Madaxweyne Jacob Zuma oo amaan balaaran u jeediyay Ganacsatada Soomaalida ee ku nool koofur afrika.

Muqdisho-Magaalo.online: Madaxweynaha dalka Koofur afrika Jacob Zuma ayaa ku amaanay Ganacsatada Soomaalida inay dalkaasi ku hormariyeen dhaqaalaha dalkaasi koofur afrika soo gala. Shir looga hadlayay horumar ganacsiga iyo shaqa abuurista ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Durban ee dalka koofur afrika Madaxweynaha dalkaasi koofur afrika Jacob Zuma ayaa waxa uu ganacsatada Soomaalida ah iyo waliba [...]

Al Shabab oo ku goodiyey in ay qabsan doonaan 11 dal oo ku yaala Africa

Al Shabab oo ku goodiyey in ay qabsan doonaan 11 dal oo ku yaala Africa

Muqdisho-Magaalo.Online: Xarakada Al Shabab ayaa ku hanjabtay in ay qabsan doonto ugu yaraan 11 gobol oo ku yaala Africa. Wakiilka Al Shabab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, Shiiq Yusuf Ciise Koba Kutukade oo wariyaasha kula hadlay magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay ka warqabaan duulaan qaawan oo ay dalalka deriska ah iyo ciidamada AMISOM ku rabaan [...]

Maamulka gobolka Bari oo baaq nabadeed u diray beelihii ku dagaalamay miyiga degmada Rako

Maamulka gobolka Bari oo baaq nabadeed u diray beelihii ku dagaalamay miyiga degmada Rako

Muqdisho-Magaalo.Online: Maamulka gobolka Bari ayaa baaq nabadeed oo ku wajahan sidii wada hadal loo furi lahaa colaadana loo joojin lahaa u diray labo beelood oo walaal ah oo ku dagaalamay Bariga gobolka Karkaar. Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Galan  ayaa mar uu ka warbixinayey kaalinta uu maamulka gobolku ku leeyahay dadaalada nabadeed ee laga wado [...]

James Swan oo Garoowe Madaxda dowlada Puntland kulan kula qaatay

James Swan oo Garoowe Madaxda dowlada Puntland kulan kula qaatay

Muqdisho-Magaalo.Online: Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka gaarka ah ee Dowladda USA Danjire James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Dowladda Puntland. Danjire Swan oo ay safarkaan ku wehliyeen sarakiil ka tirsan Safaarada USA ee dalka Kenya iyo sarakiisha Hey’adda USAID ayaa waxaa madaarka Garowe kusoo dhaweeyey mas’uuliyiinta Dowladda Puntland oo ay horkacayeen Wasiirka Waxbarashada [...]

Sarkaal lagu dilay Gaalkacyo iyo Puntlnad oo dad qabatay

Sarkaal lagu dilay Gaalkacyo iyo Puntlnad oo dad qabatay

Gaalkacyo-Magaalo.Online: Kooxo hubeysan ayaa xalay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dilay Sarkaal u shaqeynayey Hay’ad samafal, iyadoo howlgalo dad lagu qabtay ay Puntland ka sameysay magaaladaasi. Allaha u naxariistee Axmed Jaamac oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Hay’ad lagu magacaabo LRC oo laga leeyahay dalka Norwey oo ka shaqeysa u gar gaarida dadka barakakacayaasha ah iyo kuwa [...]

Weerar lagu qaaday shaleemo ku taal degmada Madiina ee Muqdisho

Weerar lagu qaaday shaleemo ku taal degmada Madiina ee Muqdisho

Muqdisho-Magaalo.Online: Waxaa habeenimadii xalay qarax nooca gacanta laga tuura lagu weeraray shaneemo ku taala xaafada siliga Amerikaanka ee degmada wadajir. 7 ruux ayaa ku dhaawacantay weeraradani bambooyinka ah oo siyaabo kala duwan loogu qaaday goob ay dhalinyaro ciyaar ku daawanayeen iyo shaleemo filimada Hindiga lagu fiirsado degmooyinka Wadajir iyo Hodan. Ilaa iyo shan ruux ayaa [...]

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo shaaca ka qaaday inuusan weli dhiman oo uu nool yahay

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo shaaca ka qaaday inuusan weli dhiman oo uu nool yahay

Muqdisho-Magaalo.Online: Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa wuxuu beeniyay inuu ku dhintay gantaalo habeen hore lala dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ay gantaaluhu qal-qal ku reebeen shacabka reer Afgooye. Kadib markii hal habeen hore gantaalo lagu dhuftay degmada Afgooye, ayaa waxay warbaahinta Soomaalidu ay qaarkood tebiyeen in Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh [...]

Kenya iyo Israel oo iska kaashanaya Ladagaalanka al Shabaab

Kenya iyo Israel oo iska kaashanaya Ladagaalanka  al Shabaab

Nairobi-Magaalo.online: Ra’iisal Wasaraaha Kenya, Raila Odinga, ayaa Isarel ka codsaday in ay Kenya gacan ka siiso sidii ay al Shabaab ula dagaalami lahayd. Ka dib markii uu Madaxweynaha Isarel, Shimon Peres, uu wadahadal kula yeeshay magaalada Quddus, ayaa saraakiil kenyan ahi waxay sheegeen in Isarel ay ballan qaadday in ay Kenya gacan kusiiso wax kasta [...]

Xayaysiis