Archive for the Category ‘World News’

Kulan ballaaran oo Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ku yeesheen Xisbul Islaam iyo gudiyada 4-ta xaafadood ee Degmada B/weyne.

Kulan ballaaran oo Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ku yeesheen Xisbul Islaam iyo gudiyada 4-ta xaafadood ee Degmada B/weyne.

 Kulan balaaran ayaa maamulka ururka Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan waxa ay la yeesheen gudiyada 4-ta xaafadood ee ay ka kooban tahay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan e bartamaha dalka somalia.
Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Xisbul Islaam,ayaa waxaa looga hadlayay sida layskaga kaashan karo howlaha nadaafada ee Magaalada B/weyne,waxaana kulankan goob joog [...]

Mareykanka oo mar kale ku celiyay tageerada uu ku siinayo DKGS dib ula waregidda caasimadda dalka Somalia ee Mogadishu.

Mareykanka oo mar kale ku celiyay tageerada uu ku siinayo  DKGS dib ula waregidda caasimadda dalka Somalia ee Mogadishu.

Taliya sare oo kamid ah saraakiisha meleteriga mareykanka ayaa waxa uu shaaca kaqaaday in maamulka Washington uu taagera lixaadle ku siiinayo dowlada Shiikh Shariif Shiikh Axmed hanashada casimadda dalka Somalia oo inta badan ay kataliyaan kooxaha dowlada kasoo hor jeeda oo ay kamid tahay kooxda Al shabaab oo mareykanku ku eedeyo in ay kamid tahay [...]

Dowladda Britain oo shaacisay lacag cadedu badantahay oo ay siineyso DKGS.

Dowladda Britain oo shaacisay lacag cadedu badantahay oo ay siineyso DKGS.

Dowladda Britain ayaa waxa ay sheegtay in Malaayiin Doolar ay ugu deeqayso DKGS kadib markii Sheekh Shariif Axmed ,madaxweynaha somalia uu booqday magaalada Landon ee caasimada boqortooyada Ingiriiska.
Dowladda Ingiriiska ayaa balan qaaday lacag Malaayiin Doolar oo lacagta Mareykanka ah oo ay siin doonto DKGS taasi oo la sheegay in dowladda Ingiriiska ay [...]

Bare Cali Bare oo la dilay

Bare Cali Bare oo la dilay

Sarkaal katirsanaa Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta kooxo hubaysan waxa ay ku toogteen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Sida ay Magaalo.com u sheegeen dad goob joogayaal ah dilka Barre Cali Barre oo kamid ahaa Saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ayaa ka dhacay agagaarka Maalinta taajir ee gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana dilkaasi la sheegay [...]

Burcad badeed Soomaali ah oo maxkamad lagu soo taagay wadanka Yemen.

Burcad badeed Soomaali ah oo maxkamad lagu soo taagay wadanka Yemen.

Waxaa maxkamad ku taala gobolka Hadramout ee wadanka Yemen lagu soo taagay 7 Burcad badeed Soomaali ah oo loohaysto dambiyo weerar Burcad badeednimo ah.
Xeer ilaaliyaha maxkamada la saarayo Burcad badeeda Abdu Al-Wadhi ayaa kusoo oogay in ay 7-da Burcad badeeda Soomaalida ay weerareen maraakiib iyo doonyo ajnabi ah kuwaas oo ay qaar kood horay gacanta [...]

Cusmaan Cilmi Boqore oo kamid ah gudoonka barlkamaanka oo mugdi geliyay safar xubna baarlamaanka kamid ah ay ku gaareen Puntilan.

Cusmaan Cilmi Boqore oo kamid ah gudoonka barlkamaanka oo mugdi geliyay safar xubna baarlamaanka kamid ah ay ku gaareen Puntilan.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamanka kMG ee Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqore oo la hadlay qar kamid ah warbaahinta gudah ayaa uu ka hadlay ku dhawaad 10 xildhibaan oo ka tirsan Barlamanka KMG ee Soomaaliya oo ka soo jeeda Maamul goboleedka Puntland kuwaasi oo ku sugan Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamul goboleedka Puntland.
Waxaa uu sheegay [...]

dowladda Ingiriiska oo Somalia ugu baqday sidii loo sii deyn lahaa lamaanaha u dhashay dalkaIngiriiska.

dowladda Ingiriiska oo Somalia ugu baqday  sidii loo sii deyn lahaa lamaanaha u dhashay dalkaIngiriiska.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Ingiriiska Gordon Brown ayaa Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif ku cadaadiyay sidii uu gacan uga geysan lahaa sii deynta lamaanaha u dhashay wadanka Ingiriiska.
Kulan albaabadu u xirnaayeen oo ay yeesheen Ra’iisul wasaaraha wadankla Ingiriiska Gordon Brown iyo Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa ay kawada hadleen [...]

Kulan u dhaxeeya DKGS iyo Puntland oo ka dhacay Garoowe.

Kulan u dhaxeeya DKGS iyo Puntland oo ka dhacay Garoowe.

Mudanayaal ka tirsan Barlamaanka DKGS ayaa shalay  magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland kulan kula qaatay Golaha Wasiiradda ee Puntland. 
Wefdiga Barlamaanka Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa qayb ka ahaa Xildhibaan Xassan Abshir Faarax iyo Xareed Ciise oo iyagu kasoo jeeda degaanadda Puntland,waxaana ay xarunta madaxtooyada kula kulmeen Xukuumadda mamul gobaleedka Puntland. 
Wasiirka Warfaafinta Puntland C/xakiim Axmed Guuleed kaas [...]

Iiraan oo Caalamka ugu baaqday wax ka qabashada xalada Somalia.

Iiraan oo Caalamka ugu baaqday wax ka qabashada xalada Somalia.

Wasaarada arimaha dibada ee wadanka Iiraan ayaa beesha Caalamka ugu baaqday inay wax ka qabato Xaalada cakiran ee ka kajirta dalkaan dagaaladu ay caalamka intiisa kale kareebeen.
wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Iiran iyo Kenya oo wada jir ugu qabtay shir saxaafadeed casimadda Kenya ayada oo Monashiir Motaki, wasiirka rimaha dibada ee wadanka Iiran uu ku [...]

ciidamada Faransiiska iyo Turkiga ee kusugan xebaha Somalia iyo gacanka cadmeed oo gacanta ku dhigay ku dhawaad 30 burcad badeed Soomaali ah

ciidamada Faransiiska iyo Turkiga  ee kusugan xebaha Somalia iyo gacanka cadmeed oo  gacanta ku dhigay  ku dhawaad 30 burcad badeed Soomaali ah

wasaarada gaashaandhiga ee wadanka Faransiiska ayaa sheegtay in ciidamadooda badda ay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 22 burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo ay ku qabteen dhacdooyin kala duwan iyaga oo watay xiligii la qabanayay doonto shan gaaraya.
Wasaarada difaacaca Faransiiska ayaa waxaa ay intaasi ku dartay in burcad badeeda Soomaalida ay ku qabteen [...]

Free counter and web stats