
Madaxweynaha Somalia Sh Shariif Sh Ahmed waxa uu xalay ka hadlay xarunta Chatham House ee magaalada London. Ka horna waxa uu la kulmay ra’iisal-wasaaraha Gordon Brown
Madaxweynuhu waxa la hadlay dadweyne ka socdey qaybo ka mid ah jaaliyadaha Somalida ee ku dhaqan magaaladani London, siyaasiyiin, diblomaasiyiin, iyo weriyayaal ka tirsan saxaafadda kala geddisan. Waxayna wax ka [...]
March 9, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in bisha Marso oo ay berri kow tahay horaanteeda inuu booqasho taariikhi ah ku talo dalka Ingiriiska, kadib markii uu casuumaad ka helay Dowladda Britain.
Wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa waxay ka koobnaan doonaan Wasiiro, Xildhibaan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda KMG oo markii u horeysay booqanaya [...]
February 28, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Heshiska ay dowladu lagashay kooxdan oo loyaqaan Jem kana dagaalanta Darfur ayaa la sheegeay in ay ku jiraan wada hadalla dheeraad ah oo ay yeeshaan labada dhinac iyo in la joojiyo xukun dil ah oo lagu xukumay ilaa 100 dagaal yahan oo ay dowladu kaqabatay kooxada JEM.
MW Sudan Cumar Xasan Al Bashir ayaa isna waxa [...]
February 21, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Xukuumada Portugal ayaa waxa ay u dirtay jaziiradda ciidamada qalabka sida oo wata laba markab iyo hela kobtorro iyo alada caafimaadka kadib markii daadad aad udaran ay halka ku dileen ugu yaraan 32 ruux.
RW dalka ,Jose Socrates, ayaa isna garay jaziiradda Madeira si uu u qiimeeyo dhibatada gaartay Jaziiradaan dhacda Atlantic-ka ee caanka ku ah [...]
February 21, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Majid, ayaa waxa uu ahaa nin si aad ah ula shaqeeyay MW hore ee dalkaas, Saadaam Xseen, kaa oo isna ladel delay waqti hore.
Ali Hassan al-Majid ayaa malaama kahor waxaa maxkamadi xukuntay kadib markii lagu eedeeayay in uu geestay falal aad u badan oo ay kujiraan xasuuq iyo denbiya dagaal.
Bishaan gudeheeda ayaa waxaa looxkumay weerarkii [...]
January 25, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Diyaaradaan oo kusii jeeday dalka Itooobiya ayaa lasheegay in ay waday dad laqu qiyaasay 89 ruux oo ay kujiran caruur iyo shaqaalha diyaaradda oo kusii jeeday dalka Itoobiya.
Goob joogayaal ayaa waxa ay saxafadda uga war bixiyen in ay arkayeen qaac diyaaradda kabaxayay kahor inta aan diyaarad badda gelin
Diyaarada ayaa waxa ay kudhacday badda meditriyaanka ayada [...]
January 25, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Joe Biden ayaa dalkaasi waxa uu aaday markii ay soobaxday kacsanaanshada xaaladda cakiran ee kusaleysan doorashooyinka guud ee dalkaa kadhaceysa bisha March ee sanadkaan.
Inkabadan 500 oo msharax oo looga shakisnaa in ay daacad u yihiin ururkii Saddam Hussein ee Bacath ayaa laga mamnucay doorshada. Arintaas ayaa waxa ay sababatay in uu cirka isku sharero muranka [...]
January 23, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Labada musharax ee u tartamaya jagada madaxtinimo ee dalkaas ayaa waxa ay yihiin rag qeyb kaqaateen dagaalkii lagu jebiyay Tamil Tigers bishii May ee sanadkii hore.
MW hada haya talada dalkaas, Mahinda Rajapaksa, iyo General Sarath Fonseka ayaa hada waxa u dhexeeya xafiiltan kii ugu xmaa oo ah nin waliba in uu u halgamayo qaabkii uu [...]
January 23, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Midawga waxa ay shegeen in Andry Rajoelina, hogaamiyaha Madagascar, looga fadhiyo in uu uhogaansanaado dowlad midnima qaran oo dalkaas loosameyo si loodhameeyo khilaafka siyaasadeed ee inbaan soojiitamayay.
Waxaan sameyny qorsha nabadeed oo kadhacay Maputo I iyo Addis Ababa, waxaanna dooneynaa in ay dhaqan galaan ayuu yiraahday Jean Ping mar uu booqasha gaaban kutegay jazaa’irka dhaca badweynta [...]
January 23, 2010 | Posted in
News |
Read More »

Gudiga arimha dibada iyo siyaasada amaanka iyo madaxweynaha dalkaas, Tarja Halonen, ayaa maalintii shalay aheeyd waxa ay go’aan rasmi ah iskula gaareen in Finland ay ku kordhiso ciidamada halkaas kajooga kuwa kale oo dherad ah.
Cidamada lasheegayo in lagu kordhinayo ayaa wasiika armaha diabadda dalkaas, Alexander Stubb waxa sheegay in aysan kabada doonin 50 skari.
Dalkaas hora [...]
January 23, 2010 | Posted in
News |
Read More »