Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Akhriso:- 40 Xildhibaan oo Mooshin ka Gudbisay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle.

Khalkhalka Siyaasadda ee maalmahan ka dhex aloosan Madaxda Sare ee Dowlad-gobaleedka Galmudug ayaa sare u kacay, kadib, markii uu Madaxweyne Xaaf xabsiga dhigay Ku-xigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

Dhaqdhaqaaqyo Siyaasadeed ayaana laga dareemayaa magaalladda Cadaado oo Xarun KMG u ah Maamulka Galmudug, waxaana aad loo hadal-hayaa Ololka Siyaasadeed ee ka dhashay xariga Labadaasi Mas’uul iyo Kala-qeybsanaanta ka dhalatay go’aankii uu Madaxweyne Xaaf uu Isbahsyiga kula noqday Dowladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga.

Tababar ku saabsan Baarista Dambiyada oo ka furmay Kismaayo

Tababarkan oo ku saabsanaa baarista danbiyada ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashaneeysa xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan taakuleynta howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya UNSOM. Tababarkan oo inta uu socdo ka qeybgalayaasha la siin doono casharro ku saabsan dambi baarista iyo siyaabaha kala duwan ee loo wajaho baaritaannada falal dambiyeedyada dhaca, waxaana ka faa’iideysanaya saraakiil dambi baaris oo ka socota dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Wasiirka amniga Puntland oo kormeeray Dekedda iyo Garoonka diyaaradaha Boosaaso

Wasiirka aminga dowladgoboleedka Puntland Axmed C/alahi Yusuf ayaa maanta kormeeray saldhigga bartamaha Bosaso, Dekedda magaalada iyo garoonka diyaardaha,  wasiirka ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee maxaabiista ku jira xabsiga saldhigga bartamaha iyo ciidamada. Wasiirka Amniga Puntland intii uu kormeerka ku guda jiray waxaa uu la kulmay saraakiisha garoonka diyaaradaha Bosaso, waxaana uu ka waraystay halka shaqadu marayso iyo waxyaalaha garoonka iska bedelay tan iyo markii xarigga laga jaray.

DAAWO:-SIyaasi Ayaanle Siciid Ayaa Si Adag U Duqeeyey Siyaasada Xisbiga Waddani”C/Raxmaan Cirrooy Sidii Sidiidaa Hore Maahee Dhul u Dhacaaga Hubso

Sep 26, 2017 Boorama (Cadceed) – SIyaasi Ayaanle Siciid Ayaa Si Adag U Duqeeyey Siyaasada Xisbiga Waddani”C/Raxmaan Cirrooy Sidii Sidiidaa Hore Maahee Dhul u Dhacaaga Hubso,

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS