Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dawlada Federaalka Itoobiya oo Shahaado Mahadnaq ah Gudoonsiiyay Ururka Harowo Community

Addis Ababa – Harowo – Dawlada Federaalka Itoobiya ayaa shahaado sharaf mahadnaq ah siiyay dhammaan xubnaha iyo ururka Harowo Community Development Network of Ethiopia.

Ururka Harowo Community Development Network of Ethiopia ayaa mashaariic horumarineed ka sameeyay deegaanka Gobolka ee Ismuulka Soomalida Itoobiya.

Xaflad Shaahaado sharafta lagu gudoonsiiyay Ururka ayaa waxay ahayd mid nooceega oo kale hore ururada Itoobiya ayna helin fursada isku soo wada duubo Ururkan Harowo Community ayaa ah urur wax badan ka taray gobolka sidoo kalena ku mashquulsan sidii gobolka u noqon laha gobol gaara oo la mida gobolada ismaamulka Itoobiya.

Halkan Ka Daawo Sawirada20150726_203839

20150726_203835 (1)

20150726_203835

20150726_203829

20150726_203813 (1)

20150726_203813

20150726_203757

20150726_203749

20150726_203744

20150726_203656

Xafiiska Wararka Harowo

author: 
haro3469