Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha Ramaasnews

Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha Ramaasnews

Hargeysa(Ramaas)April-16-2015-Maamulka Shabakadda Ramaasnews, wuxuu si xushmad iyo qadarini ku dheehan tahay Akhristeyaashiisa uga raali galinayaa Muddo kooban oo Website-ka Cilaf farsamo ku timid islamarkaana lagu hawlanaa Shaqo ka socotay Shabakadda Gudaheeda.

Waxaanu sidoo kale u mahadcelinaynaa Farsamo yaqaanada ku hawlanaa Shaqada Shabakadda,iyadoo haatan sidii Caadiga ahaa ugu adeegi doonta Akhrsiteyaasha Ramaasnews.

Ramaasnews-desk

Hargeysa-Somaliland

Ramaasnews@gmail.com