Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Adeegii internet-ka ee koonfurta Soomaaliya oo dib loo soo celiyay

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inuu soo laabtay adeegii internet-ka ee gobolada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Adeegan ayaa maqnaa muddo saddex isbuuc ah.