Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

24 Nin oo Soomaali “Samaroon” u badan ayaa lagu laayay magaalada Awaday ee Itoobiya

Masiibo culus oo ka dhacday xarunta qaadka ee Awday. Sida ay noo xaqiijiyeen dad ka agdhow goobta raga lagu gumaaday waxay noo sheegeen in dhimashadu caga cagaynayso 24 nin. Raggan dhintay oo u badan Samaroon(G/Buursi) waxay ahaayeen shicib aan hubaysnayn islamarkaana isugu jiray dad meesha ku lahaa ganacsi, kuwo ujoogay shaqo iyo kuwa safar ku […]

author: 
haro3468