Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Yurub oo sare u qaaday ka jawaab celinta duufaanta Irma

Dalalka Yurub ayaa sare u qaadaya dadaallada gargaarka ee ay gaarsiinayaa deegaamadooda ku yaalla Caribbean-ka, ee ay burburisay duufaanta Irma, iyada oo bartanka lagaga jiro eedaymaha loo soo jeedinayo ee ku aadan sida ay uga jawaabeen.