Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxweynaha Brazil oo dhaliilay waaxda caddaaladda

Madaxweynaha dalka Brazil, Michel Temer ayaa waaxda cadaaladda ee dalkiisa ku dhaliilay in eedaymaha loo soo jeediyay ee musuqmaasuqa ay u adeegsanayso in ay ku burburiso sharaftiisa.