Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Soomaali iyo Oromo ku dagaallamay bariga Itoobiya

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay in ka badan 600 oo qof oo kalena waa ay ku barakaceen rabshado cusub oo u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee Bariga Itoobiya.