Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Baarlamanka Ciraaq oo diiday in afti loo qaado go'idda gobolka Kurdistan

Golaha baarlamanka Ciraaq ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday in afti loo qaado madaxbannaanida gobolka Kurdistan ee la filayey in ay dhacdo 25 Sebtember.