Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Wasiiru-dowliihii Madaxtooyada ee xirirka gobollada Puntland oo xilka laga qaaday

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Ku simaha Madaxweynaha ayaa Xilka Looga Qaaday Wasiiru dawlaha Madaxtooyada eexiriirka gobollada Puntland. Madaxweyne ku-xigeenkaDawladda Puntland ahna ku simahaMadaxweynaha Eng. CadixakiinXaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19  September 13 2017,xilka uga qaaday wasiirru dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenkaDawlad goboleedka Puntland. MarkuuArkay:                   DastuurkaDawladda Puntland. Markuu Arkay:                   Habdhaqan lidka ku ah Hannaanka Dawladnimo. MarkuuGarawsaday:      Mas’uuliyaddarrada uu ku kacay.   WuxuuXeeriyey: Wuxuu xilkii ka qaaday Wasiiru dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Gobolada Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan. Xeerkani Wuxuu dhaqan-gelayaa Markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne Ku-xigeenku.

author: 
Mowliid Sabriye