Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

“Bandhiga Buugaagta Muqdisho waxa uu ka dhiganyahay dib u curashada Soomaaliyada cusub”

Qorayaasha sanadkan lagu casuumay waxaa ka mid ah Axmed Faarax Cali 'Idaajaa', Axmed Horari Bilal, Dr. Cabdiraxmaan Baadiyoow, Maxamed Cumar Cusmaan, Prof. Mustafa Feyruus, Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo Dr. Xamdi Maxamed.