Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Xisbiyada Siyaasadda Somaliland maxay doonayaan in lagu doorto?

Ayadoo ay labo bilood ka hartay xilliga loo qabtay in ay dhacdo doorashada madaxweynenimada Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa xisbiyada siyaasadda waxay soo bandhigeen barnaamijyadooda siyaasadeed ee ay doorashada ku galayaan.