Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Tirinta Codadkii La dhiibtay ee Doorashada Soomaaliland oo Ka socda Soomaaliland

Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa sheegay inay soo xirmeen goobaha cidbixinta haatanna ay socoto tirinta codadka.

Guddigu ma sheegin xilliga ay tirintu dhammaanayso, waxaa la filayaa inay maalmo qaadato inta looga dhowaaqayo natiijada doorashada.

Kormeerayaasha caalamiga ah ayaa sheegay doorashadu u dhacday si nabad ah.

author: 
admin