Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: Roob Xooggan oo ka da,ay Gobolka Galguduud

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Gobolka Galguduud gaar ahaan Magaalada Cabdu-waaq C/kariin Bulxan ayaa soo sheegaya in Gobolka Maalmihii iyo Saacadihii Laasoo dhaafay uu ka da,ay Roob xooggan oo dhamaan ay ku diirsadeen Dadka ku nool deegaanada Gobolka Galguduud iyo xoolaha ay dhaqdaan. C/kariin Bulxan Wariyaha Warbaahinta Qaranka  ayaa tilmaamay in Gobolka oo dhan uu Roobku […]

author: 
baashi