Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka KGS oo gaaray Xudur

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool oo ka mida Gobolada hoos yimaada Maamulkaasi iyadoona Ciidamada Xoogga Dalka ay guluf Dagaal ka wadaan Gobolkaasi. Mas,uuliyiintaan ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ee gaaray Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool Wasiirka Amniga Maamulkaasi. Wafdigaan gaaray Xudur ayaa Xalay […]

author: 
baashi