Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dhageyso: R/wasaare Khayre’ waan diidnay jiritaan Al shabaab

R/wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka dalbaday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Dagaalka ka dhanka ah nabad diidka Argagixisada Al shabaab ee ay wajahayso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Khayre R/wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya in loo baahn yahay in bulshada Soomaaliyeed ka qeyb qaataan Dagaalka Dalka looga xoraynaayo Al shabaab […]

author: 
baashi