Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Somaliland: Seddax arrimood oo doorashadan kaga duwan tahay kuwii hore

Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa shalay qabatay doorasho ay ku tartamayaan seddax musharrax. Hadaba arrimo ay doorashadan kaga duwan tahay kuwii hore ayaan idiin soo gudbineynaa.