Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Magaalo Hindiya ku taalla oo lacag siinaysa ninkii soo sheega qof tuugsanaya

Masuuliyiinta magaalada Hyderabad ee ku taalla Koonfurta Hindiya ayaa 500 oo rupee oo u dhiganta 7 doolar siinaya muwaadiniinta tusa qof tuugsada, arrintaas oo qayb ka ah qorshaha lagu doonayo in magaalada lagaga sifeeyo dadka tuugsada wixii ka dambeeya 15 Decembar.